Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Tacsi Udiray Boqorkii hore ee dalka Qatar Hamad bin khalifa Al THani oo dhawaan geeriyooday.
Madaxweyne Guleed oo Booqsho Ku tagay Xarunta Safaarada Qatar ee Magaalada Muqdisho Ayaa la kulmay Ku simaha Safiirka Qatar Hassan Hamza, wax uuna shacabka iyo dowlada Qatar uga tacsiyeeyey geerida Boqorka, Madaxweynaha ayaa saxiixay buugga tacsida boqorka ee yaala Safaaradda.




Comments are closed.