Daawo: Jaaliyadda Galmudug ee UK oo isbitaal ka dhisay Degmada Camaara

Arimaha Bulshada Hormarka Dalka Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa maalinamadii shalay xarigga laga jaray isbitaal ay ka dhiseen jaaliyadda UK ee ka soo jeeda Galmudug degmada Camaara, waxaan furitaanka ka qeyb galay xildhibaano Galmudug, xubno ka socday Jaaliyada UK, agaasimaha isbtiaalka Cadaado, Qurbo joog iyo madax kale.

Dadweynaha degmada Camaara ayaa si diiran u soo dhaweeyey Madaxda booqatay, waxaana xaflad balaaran ay ku qabteen barxadda isbitaalka, halkaas oo laga soo jeediyey khudbooyin qiimo leh, ka qeyb galayaasha ayaa ka codsaday jaaliyadaha dibadda iyo dadka wax heysta in laga qeyb qaato balaarinta isbitaalka.

halkaan ka daawo muuqaal aan idinkaga diyaarinay.

Comments are closed.