Galmudug iyo Puntland oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiiska Nabadeynta Galkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku saabsan xiisadaha iyo colaadaha ku soo laalaabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane C/wali Gaas. Heshiiskan ayaa tilmaamaya in laga shaqeeyo sidii nabad loogu noolaan lahaa magaalada Gaalkacyo, waxaana labada dhinac u kala saxiixay […]

Continue Reading

Abaar ba’an oo ka jirta Galinsoor iyo biyo dhaamis loo sameeyey (Sawirro)

Xilli abaaro ba’an oo dadka iyo duunyada saamayn ku yeeshay ay ka jiraan gobolka Galgaduud ayaa maamulka deegaanka Galinsoor waxa uubilaabay in biyo dhaamis loo sameeyo tuulooyinka ku hareeraysay magaaladaas, halkaas oo ay ku nool yihiin dad xoolo dhaqato ah oo soo gaari waayay meelaha biyaha leh. Xoolaha ayaa u dhimanaya harraad iyo gaajo, waxaana […]

Continue Reading

Mid ka mid ah Ergadii doorashadii Cadaado oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa xalay fiidkii ku dilay xafaada Huriwaa ee magaalada Muqdisho  marxuum Axmed Dhoorre Raage oo ka mid ah ergadii magaalada Cadaado ku doortay xildhibaanada cusub. Marxuumka oo ayaa xiliga la dilayey kasoo baxay masjid ku dhow gurigiisa, waxaana da’diisa lagu sheegay 80 jir, waxa uuna ka mid ahaa ergadii beesha Saruur […]

Continue Reading

Akhriso: go’aan laga gaaray 11 kursi oo horey loo laalay

Warmurtiyeed kasoo baxay madasha hogaamiyayaasha Qaran ayaa lagu cadeeyey in 5 kursi dib loogu laabanayo doorashadooda, waxaana la fasaxay 7 kursi oo horey loo laalay. Kuraastan dib loogu laabanayo ayaa waxaa dhanka Galmudug dib loo soo dooranayaa kursiga Beesha Murusade ee uu ku guuleystay C/qaadir Gaafow Maxamuud, waxaana muuqata in la fasaxay kursigii beesha Gaabane […]

Continue Reading

Sidee loo qeybiyey 3 kursi cusub aqal sare Galmudug?

Shirkii ugu dambeeyey ee madasha Hoggaanka Qaran ayaa waxaa 18 kursi lagu kordhiyey 54 ee aqalka sare, kuwaas oo min 3 kursi loogu daray maamul goboleed kasta, waxaana kuraastaan laga sugayey in ay soo magacaabaan madaxda maamul goboleed, kadiba digreeto ku soo saaro Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha Galmudug C/kariim oo dalka safar uga maqan ayaa loo […]

Continue Reading

Gabadha Galmudug oo ka badiyey kuwa Puntland (Sawirro)

Kooxda Gabdhaha kubadda Koleyga Galmudug ayaa 44 dhibcood uga adkaaday dhigooda Puntland oo keenay 20 dhibcood ciyaarta koobka Gabdhaha kubadda koleyga ee ka socda magaalada Garoowe. Ciyaarta oo goordhow soo dhamaatay ayey gabdhaha Galmudug ugu soo baxeen Semifinalka ciyaarta, waxaana kooxda Galmudug diyaargarow fiican. Kooxda Gabdhaha Galmudug ayaa keenay dhibcihii ugu sareyga ciyaaraha oo ah […]

Continue Reading

Gabdhaha Galmudug oo 36 dhibcood ku badiyey ciyaartii galabta (Sawirro)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland waxaa ka socda Tartanka kubadda koleyga gabdhaha Soomaaliyeed, waxaana ka soo qeyb galay ilaa 6 kooxood oo kala ah : Galmudug, Puntland, Hirshabelle, Jubbaland, Benaadir iyo kooxda Bilan oo buuxisay booska kooxdii Koofur Galbeed. Gabadha Matalayey dowlad goboleedka Galmudug ayaa galabta  36 dhibcood uga adkaaday gabadha […]

Continue Reading