Shabakadda Ceelhuur Online ( www.ceelhuur.com) ayaa muuqaal kooban idinka diyaarisay habka ay u shaqeynayso dekadda Magaalada Hobyo, oo markii ugu horeysay laga soo dajiyey gawaari farabadan, muuqaaladan waxaa soo duubay wariye Maxamuud Cabdi diirshe (Diirshe Cadde).
