C/kariin Guuleed oo ka hadlay Xilka qaadistii lagu Sameeyey
Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug, Cabdi kariim Xuseen Guuleed ayaa sheegay in shirkii xubnaha Baarlamaanka G/Mudug ay Cadaado ku yeesheen uu yahay sharci darro,islamarkaana aysan wax ka soo qaad lahayn wixii ka soo baxay. Madaxwayne Guuleed ayaa Xusay in Baarlamaanka G/Mudug uu xiliggaan fasax 45 maalmoodah ku jiro, iyadoo la eegayo xaaladda abaareed ee dalka ka […]
Continue Reading