Akhriso: go’aan laga gaaray 11 kursi oo horey loo laalay

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Warmurtiyeed kasoo baxay madasha hogaamiyayaasha Qaran ayaa lagu cadeeyey in 5 kursi dib loogu laabanayo doorashadooda, waxaana la fasaxay 7 kursi oo horey loo laalay.

Kuraastan dib loogu laabanayo ayaa waxaa dhanka Galmudug dib loo soo dooranayaa kursiga Beesha Murusade ee uu ku guuleystay C/qaadir Gaafow Maxamuud, waxaana muuqata in la fasaxay kursigii beesha Gaabane Saleebaan, oo uu ku guuleystay Maxamed Axmed Abtidoon, kursigaas oo horey guddiga Khilaafaadku u laaleen.

Halkaan hoose ka akhriso warmurtiyeedka oo faafaahsa.

fb_img_1482789674545