Maamulka Degmada Cadaado oo muddo kordhin loo sameeyey (Wareegto)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Digreeto ka soo baxday Madaxtooyada Galmudug uuna ku saxiixan yahay Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa muddo laba sano ah loo kordhiyey maamulka degmada Cadaado, mudadaas ayaa ku eg 31/12/2018.

Hadaba halkaan ka aqriso

15697525_352153675157276_470075487990036058_n