Sawirro: Axmed Shariif oo isku sharaxay Madaxweynaha Galmudug

Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif) oo ku Dhawaaqay in uu yahay Musharax u Taagan Madaxweynaha Galmudug Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay Munaasabad Balaaran oo ku saabsan soo Bandhigida Musharaxnimada Madaxweynaha Galmudug Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif) waxaana Munaasbadaas ka soo qayb galey Xildhibaanada Dowlada Federaalka, Kuwa Galmudug, Siyaasiyiin, Odoyaasha Dhaqanka , Haween iyo Dhalinyaro. Ugu […]

Continue Reading

Sawirro: Dhalinyarada oo deeq gaarsiiyey bukaano ku jira isbitaalka Cadaado

Dhalinyarada degmada Cadaado ayaa u istaagay sidii ay u caawin lahaayeen bukaano shuban biyood soo ritay, kuwaas tiradoodu gaarayaan 130 oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay la soo gaarsiiyey isbitaalka guud Cadaado. Bukaanada ayaa inta badan laga keenay deegaanka iidoole oo 25km bari kaga beegan degmada Cadaado, waxaana dhalinyaradu bukaanadan gaarsiiyey daawooyin iyo lacago […]

Continue Reading

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay michael keating

Madaxweyne ku xigeenka ahana Siihayaha Madaxweynaha Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa Kulan laqatay Wakiilka Qarmada Midoowbay ee Soomaaliya michael keating,  Kulankan oo Ka dhacay Xaruta Xalane ayaa labada masuul ay uga wada hadleen Arimaha Abaaraha ba’ann ee kajira  Deeganada Galmudug.   Madaxweyne Xashi ayaa Siqoto Dheer uga warmay Xaaladaha adag ee kujira Deeganada iyo […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha garoonka diyaaradaha Hobyo

Dhismaha garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Hobyo ayaa meel fiican maraya, waxaana dhaqaalaha ku baxaya dhismsha garoonka iska kaashanaya hay’adda SSF iyo dadka deegaanka. Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya dhaqaale kor u dhaafaya 300 kun dollar, waana mashruucii ugu balaarnaa ee dhawaanahaan laga fuliyo Hobyo, dadka Hobyo ayaa u safra Cadaado iyo Galkacyo oo u jira […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo safar ku tagaya Galkacyo iyo Cadaado

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaal Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu safar ku tago magaalooyinka Galkacyo iyo Cadaado. Madaxweyne Farmaajo ayaa 19 bishan tagaya Galkacyo si uu xal ugu helo colaadda ka dhex aloosan maamulada Galmudug iyo Puntland, oo wada maamula Magaalada Galkacyo. Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Galkacyo Madaxda labada dhinac […]

Continue Reading

Sawirro: gabadh 7 jir oo la gowracay oo laga helay duleedka Cadaado

Dhacdo ugub ah ayaa galabta lagu arkay xaafada Karaama Magaalada Cadaado, gabadh 7 oo gowracan laga helay duleedka xaafadaas, gabadhaan yarta ah ayaa dhaawacyo culus jirkooda ka muuqday. Ciidanka ammaanka ayaa baaritaan kadib soo xiray laba haween oo lagu eedeyey inay falkaan geysteen, waxaana bulshada xaafada falku ka dhacay bilaabeen rabshado inkastoo ay ciidamadu kala […]

Continue Reading