Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay michael keating

Uncategorized Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweyne ku xigeenka ahana Siihayaha Madaxweynaha Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa Kulan laqatay Wakiilka Qarmada Midoowbay ee Soomaaliya michael keating,  Kulankan oo Ka dhacay Xaruta Xalane ayaa labada masuul ay uga wada hadleen Arimaha Abaaraha ba’ann ee kajira  Deeganada Galmudug.

 Screenshot_2017-03-08-11-35-48-1-1
Madaxweyne Xashi ayaa Siqoto Dheer uga warmay Xaaladaha adag ee kujira Deeganada iyo Dagmooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug Waxana Madaxweynaha uu shegay in Ay kasii darayso Xalada abareed ee kajirta Galmudug.
Wakiilka Qarmada Midoowobay michael keating ayaa shegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay hay’adaha uga howolgali doonana Deeganada Galmudug si buuyiri loogu gurmado Dadka ay abaaruhu sameeyeen.