Cadaado: 200 Qoys oo raashin la gaarsiiyey (Sawirro)
Guddiga gurmadka abaaraha degmada Cadaado ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyey 200 qoys oo ku dhaqan magaalada Cadaado. Deeqdan ayaa qeyb ka ah raashin qeybin iyo biyo dhaamin ay wadaan guddigaan, waxaana maalmahaan ay meelo kala duwan gaarsiiyeen lacago, raashin iyo biyo. Guddigaan oo ay iska soo xuleen bulshada Cadaado ayaa dadaal badan ugu jira […]
Continue Reading