Sawirro: Guddiga Gurmadka Abaaraha oo biyo dhaamin u sameeyey tuulooyinka Cadaado

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Guddiga Gurmadka abaaraha degmada Cadaado ayaa biyo dhaamin u sameeyey saddex tuulo oo hoostaga degmada Cadaado.

Tuulooyinka Qaradhi, Galaambe iyo Baabuurharsi ayay shalay biyo dhaamintan laga sameeyey, 150 fuusto ayaa la gaarsiiyey tuulooyinkaas, waxayna tani bilow u tahay biyo dhaamin ay gudigu u sameynayaan tuulooyinka degmada Cadaado.

Guddiga gurmadka abaaraha Cadaado ayaa ah guddi isku xilqaamay gargaar gaarsiinta tuulooyinka abaartu saameysay.

received_1183208948443292 received_1183209135109940 received_1183209335109920 received_1183209325109921 received_1183209008443286 received_1183209361776584