RW Kheyre oo codsaday in dib loo dhigo doorashada Galmudug

Warsaxafadeed Doorashada Galmudug (Muqdisho 19/03/2017) Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay in ay ka dhici doonto Galmudg wuxuu kulamo wadatashi oo isdabajoog ah kala layeeshay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Galmudug, sida: Hoggaanka Galmudug, Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug qaarkood, Xildhibaanda Aqalka Sare , xubnaha Golaha Shacabka […]

Continue Reading

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat oo maanta Soo gaaray magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha oo markii uu kasoo dagay garoonka Muqdisho uu soo dhaweeyey Raiisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa madaxtooyada kula kulmay madaxweynaha oo ay ka wada hadleen arimo muhiim ah. […]

Continue Reading

Sawirro: Ganacsade Xasan Qonjor oo 74 booyadood oo biyo ah ugu deeqay tuulooyinka degmada Cadaado

Ganacade Xassan Maxamad Cali (Xasan Qonjor) ayaa 74 booyadood oo biyo ah u dhaamiyey dadku abaartu saameysay ee ku nool tuulooyinka hoostaga degmada Cadaado. Biyo dhaamintaan ayaa waxaa ka faa’iideystay bulshada ku dhaqan tuulooyinkaas, waxaana xusid muddan inuu yahay ganacsade u damqaday bulshadiisa. Ganacsadaha ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana howshaan wakiil uga ahaa Muumin […]

Continue Reading

Sawirro: Xildhibaan lagu Qarxiyey Waqooyiga Galkacyo

Qarax gaari lagu xiray ayaa galabta ka dhacay waqooyiga magaalada Galkacyo oo uu ka taliyo maamulka Puntland. Qaraxaan ayaa waxaa dhaawac halis ah kasoo gaaray Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax bootaan oo ka tirsan Barlamaanka Puntland, Xildhibaanka ayaa ayaa la dhigay isbitaalka Waqooyiga Galkacyo. Saacadiihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayey digniino sheegaya weeraro Alshabaab ka fuliyaan […]

Continue Reading

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay michael keating

Madaxweyne ku xigeenka ahana Siihayaha Madaxweynaha Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa Kulan laqatay Wakiilka Qarmada Midoowbay ee Soomaaliya michael keating,  Kulankan oo Ka dhacay Xaruta Xalane ayaa labada masuul ay uga wada hadleen Arimaha Abaaraha ba’ann ee kajira  Deeganada Galmudug.   Madaxweyne Xashi ayaa Siqoto Dheer uga warmay Xaaladaha adag ee kujira Deeganada iyo […]

Continue Reading

Dab ka kacay Suuqa Buuloxuubeey

Wararka aan ka helayno xaafada Buula-xuubey ee Degmada Wadajir gaar ahaan Guri Villa ah oo ka soo horjeeda suuqa Buula-xuubey  ayaa goor dhow waxaa ka kacay Dab xoogan, sida ay inoo sheegeen saraakiil ka tirsan kooxda Dab damiska. Koox ka trisan Gaadiidka Dab damiska Gobolka Banaadir oo ka baxay xaruntooda ayaa waxa ay gaareen goobta […]

Continue Reading

Somalia declares ‘national disaster’ over drought

Somalia’s new leader has declared a national disaster for a prolonged drought that has forced about half of the country’s population to seek urgent food assistance and sparked fears of a potential famine. The announcement on Tuesday by President Mohamed Abdullahi Mohamed’s office came a day after the World Health Organisation (WHO) warned that Somalia […]

Continue Reading

Ra’iisulwasaare Kheyre oo beri hortagaya Barlamaanka

Raysalwasaaraha magacaaban ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah ee Arbacada uu hortago baarlamaanka. Baarlamaanka ayaa maalinta berri ah ee Arbacada waxaa u furmi doona kalfadhigoodi kowaad. Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa furaaya kalfadhiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa xildhibaanada horgeynaya raysalwasaaraha uu magacaabey waxaana uu weydiisanayaa in ay […]

Continue Reading