Sawirro: Wiil 7 jir ah Qarax lagu xiray oo la qabtay

Uncategorized

Ciidamada Ciraaq ayaa gacanta ku dhigay wiil 7 sano jir ah oo dhexda looga soo xiray walxaha qaraxa, Adeerkiis oo katirsan Daacish ama (ISIS) ayaana usoo xiray sida wiilka ciidamada uxaqiijiyay.

Wiilkan yarka ah ayaa xirnaa maaliyadda kooxda Chelsea, Dhacdadan ayaa ah mid fajac ku noqotay dadka, waana arin aan looga baran dalkaasi in caruurta qarax lagu xiro.

FB_IMG_1490293858178 FB_IMG_1490293854923 FB_IMG_1490293851033 FB_IMG_1490293842962 FB_IMG_1490293838942