Sawirro: Ururka dhalinyarada Galmudug oo deeq gaarsiiyey dadka abaartu saameysay

Deegaanada dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ku dhufutay abaar daran, waxaana inta badan gacanta ka baxay xoolihii ay dhaqanayeen reer  miyigu, tani waxa ay sababtay in dad badan u guuraan dhanka tuulooyinka iyo magaalooyinka waaweyn. Gurmadka abaaraha ayaa waxaa ka qeyb qaatay qeybaha bulshada, maanta ayaa ururka dhalinyarada Galmudug waxa uu deeq raashin ah gaarsiiyey […]

Continue Reading

Faafaahin dagaal galabta ka dhacay deegaanka Cadaleey gobolka Mudug

Waxaa maanta abaara 10:30 barqanimo ciidamada huwantu ka dhaqaaqeen magaalada Camaara, iyagoo u baxay laba wado oo kala aada Caad iyo Ceelhuur. Alshabaab ayaa iyaguna gooyey labada wado oo ay ciidanku ku baxeen, waxaana dhacday in maanta duhurkii kadib ciidankii aaday dhanka Caad ay dib ugu laabteen magaalada Camaara, halka ciidankii ku baxay dhanka Ceelhuur […]

Continue Reading

Sawirro: Soomaaliya dimuquraadiya Afrika 1967-2017

June 10, 1967 Madaxwayne Aadan Cabdulle Cusmaan Allah ha u maxariiste wuxuu xilka ku wareejiyay walaalkiis Cabdirashiid Cali Sharma’arke kadib markuu kaga guulaystay doorashada, waxay ahayd Taariikh wayn oo dhanka demqoraadiyadda Afrika. 10 October 2004 Madaxwaynahii dowladda ku meel gaarka ahayd Mudane Cabdiqaasim Salaad Xassan wuxuu xilka ku wareejiyay Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmad oo markaas […]

Continue Reading

Soomaaliya oo ku guuleysatay Dacwada Badda

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa aqbashay inay dhageysato dacwadda Soomaaliya ay gudbisay ee ku saabsan muranka badda ee Soomaaliya iyo kenya u dhaxeeysa. Maxkamadda waxay meesha ka saartay diidmada Kenya. Maxay ahayd dooda labada dhinac? Soomaaliya aya horay ugu gacan seyrtay soo jeedintii Kenya ee ahayd in heshiiska Is-afgaradka […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub Khilaafka Siyaasadeed Galmudug?

Waxaa maalmahaan dagan xaalada siyaadeed ee dowlad goboleedka Galmudug, Magaalada Cadaado oo ah xarunta kumeelgaarka ah Galmudug ayaa laga dareemayaa hoos u dhac ku yimid dhaqdhaqaaqii siyaasadeed ee maalmo dhaweyd ka jiray. Dadweynaha ayaa ku jahwareeray halka ay wax u socdaan, waxayna inta badan aaminsan yihiin C/kariin Guuleed uu la haray Galmudug, halka xildhibaanada badankood […]

Continue Reading

Sawirro: Sheekh Shariif oo noqday Musharixii ugu horeyey ee isdiiwaangaliya

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday Musharaxii ugu horeeyay ee iska diiwaan geliya Guddiga doorashada Madaxweynaha, maalin kaddib markii Guddiga uu shaaciyay xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha. Sheekh Shariif ayaa buuxiyay shurudihii Musharaxnimada, iyadoo la siiyay shahaadada cadeyneysa Musharaxnimadiisa, iyadoo wixii hada ka dambeeya noqonaya Musharax la diiwaan geliyay. Wararka qaar ayaa sheegaya in Sheekh […]

Continue Reading