Faallo+Sawiro daryeel la’aan haysa Lo’da Muqdisho

Magalaada Muqdisho waxaa si badan wadooyinkeeda u taagan uguna hoyda lo’ waydey jacaylkii iyo daryeelkii ay heli jirtey. Maanta way cabanaysaa hadday heleyso cid dhagaysata.   Sac baan ahay…..Muqdishaan ku noolahay, maxaa iga taqaan, maalin walba waa I aragtaa, dareen aan necbaasho ahayn iima lihid, hoygeygu waa wadooyinka laamiga iyo xaafadaha, cuntadaydu waa taadoo kale, […]

Continue Reading

XAAFOW XIL BAA YIMID!!!

Axmed Ducaale Geelle XAAF  Madaxweynaha cusub ee Galmudug waxa uu ku dhashay Magaalada Gaalkacyo waxbarashadiisa aasaasigana uu ku soo qaatay, Mudane XAAF waxay dadku barteen xilligii burburka oo uu kamid ahaa aas-aasayaashii garoonka diyaaradaha Nambar Konton (No.50) ee Gobolka Shabeelaha Hoose, kaasoo laga soo dajin jiray Qaadkii Magaalada Muqdisho iyo weliba deegaanada ku xeeran oo dhan […]

Continue Reading

JENARAAL EEY IYO IRIDDA XALANE….. W/Q: Cilmi Nuurre

JENARAAL EEY IYO IRIDDA XALANE Ugu horayn hadaad beer jilicsan tahay ama aad leedahay cudurada macaanka,dhiig karka iyo cholesterol ama aadba isfiilato qabto ha aqrin maqaalkaan. Halkani waa Muqdhisho caasimada Soomaaliya waa magaallo ay ku soo hirtaan ku dhawaad 30 milyan oo qof marka ay maqlaana xusuustaan jawi macaan iyo qaninimo iyo waliba qaran,waa goor barqo ah […]

Continue Reading

Inaad UN-ka u shaqeyso ma ahan inaad dadka ugu xirfad iyo caqli badan tahay

Soomaaliya waxa ay gumaysigii ka xorowday lixdameeyadi wixii xiligaas ka danbeyayna waxa dalka soomaray dowlado rayid iyo milatari iskugu jiray. Wixi ka danbeyay sagaashamaadki dalku waxa u galay nasiib darro taaso ilaa imminka aan si wacan looga soo kaban waqtiyadu haba kala roonaadeene. Laga soo bilaabo burburki dalka ilaa imminka dalka wax ka howl galayay […]

Continue Reading

HANKA LOO QABO IYO HOWSHA CULUS EE HORTAAL MUDANE FARMAAJO!!!.

HANKA LOO QABO IYO HOWSHA CULUS EE HORTAAL MUDANE FARMAAJO!!!. Waxaa laga joogaa dhowr cisho markii uu mudane maxamed cabdullaahi farmaajo ku guuleysatay tartankii madaxwaynenimo, baarlamaanka Dowladda federalka soomaaliyana u doorteen inuu hogaamiyo dalka, 4-ta sano ee soo socota. xilligaas oo uu dusha saartay wax dhulka iyo cirka labaduba ka dhaarteen inay qaadaan kaas oo […]

Continue Reading

Horusocod ayaa noo Haboon…

Maalmo badan oo la sugayey hadda waxaan kaabiga ku heynaa 8 Feberaayo oo la asteeyey doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana kursigan isku diiwaangaliyey in ay u tartamaan 24 rag ah, inkastoo uu shalay ka tanaasulay mid kamid ah. Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isugu jira musharixiin horey xilal usoo qabtay iyo kuwo cusub oo u […]

Continue Reading