Xabi Alonso Oo Wajahaya Shan Sanno Oo Xabsi Ah

Ciyaaryahankii hore ee Real Madrid iyo Liverpool Xabi Alonso ayaa wajihi doona xabsi shan sano ah kadib markii lagu sooeedeeyay inuu lunsaday canshuur. 36 jirkaan ayaa lagu eedeeyay inuu ku guuldareystay inuu bixiyo lacago intii uu joogay Los Blancos. Alonso, oo sidoo kale lagu ganaaxi lahaa 3.5 milyan ginni haddii lagu helo dambiga, ayaa si […]

Continue Reading

Vincenzo Montella Oo Laga Yaabo Inuu hogaamiyo Italy

Tababaraha Sevilla Vincenzo Montella ayaa muujiyay inay u furan tahay inuu hogaamiyo xulka qaranka Italy, lakiin waxa uu diiday in lala xiriiriyo shaqada Juventus. 43-sano jirkaan ayaa hugaanka u haya ka dib markii uu tababare Los Rojiblancos uu’2-1 kaga badiyay Manchester United wareega 16ka Champions League. Montella, oo loo soo magacaaway Sevilla bishii Diseembar ka […]

Continue Reading

Jurgen Klopp Oo Doonaya Inuu La Soo Saxiixdo Julian Draxler

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa isku dayaya inuu ka dhaadhiciyo guddiga kooxda inay u ogolaadaan inuu dalab u diro xiddiga garabka uga ciyaara kooxda PSG Julian Draxler. Sida laga soo xigtay Transfermarket, tababaraha Jarmalka Klopp ayaa aad u xiiseynaya ninka ay isku wadanka yihiin, waxaana uu doonayaa inuu 24 sanno jirkaan ku biiro kooxda xagaagaan. […]

Continue Reading

Juventus Oo La kulantay Wakiilka Anthony Martial

Weeraryahanka Manchester United Anthony Martial ayaa lagu soo waramayaa inuu diirada u saaran yahay Juventus. Martial wuxuu haatan ku dhow yahay dhamaadka xilli ciyaareedkiisii seddexaad ee Old Trafford, iyadoo 36 gool uu ka dhaliyey 96 kulan uu ku soo bilowday iyo 34 kulan uu badal ku soo galay tartamada oo dhan. Xiddiga reer France ayaa […]

Continue Reading

Manchester United Oo Xiiseyneysa Daafaca Arsenal Hector Bellerin

Daafaca Arsenal Hector Bellerin ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay Manchester United. Toddobaadyadii la soo dhaafay, Beller ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Emirates Stadium, waxaana Juventus ay diyaar u tahay inay si rasmi ah ugu dhaqaaqdo daafaca midig. Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay Manchester Evening News, United ayaa codsatay […]

Continue Reading

Marco Reus Oo Doonaya Michy Batshuayi Inuu Sii Joogo Borussia Dortmund

Marco Reus ayaa qirtay inuu isha ku hayo inuu arko Michy Batshuayi si uu heshiis joogta ah u saxiixo Borussia Dortmund. Intii uu furnaa suuqa kala iibsiga bishii Janaayo, Chelsea ayaa u ogolaatay Batshuayi inuu Dortmund amaah ugu tago inta ka dhiman xilli ciyaareedka, weeraryahanka reer Belgium ayaa durba saameyn ku yeeshay Westfalenstadion. Batshuayi ayaa […]

Continue Reading

Antoine Griezmann Oo Guri Ka Raadsanaya Magaalada Barcelona

Weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa lagu soo waramayaa inuu bilaabay raadinta guri ee Barcelona ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga xagaaga ee kooxda Catalan. Xiddiga heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa bartilmaameed u ah xagaaga suuqa kala iibsiga kooxda Barca, kaasoo looga digay inuu ku biiro bishii January. Barcelona ayaa weli la […]

Continue Reading

Olivier Giroud: “Si Fiican Ayaan Ula Qabsaday Chelsea”

Olivier Giroud ayaa sheegay inuu si wanaagsan ula qabsanayo nolosha Chelsea islamarkaana uu si wacan u isku fahmayaan weeraryahanada kooxda. Blues oo ku jirta kaalinta 5aad ee horyaalka Premier League, ayaa 2-1 ku garaacday kooxda Crystal Palace Sabtidii si ay u dhinto farqiga u dhaxeeya iyaga iyo afarta kooxood ee ugu sareysa oo ah labada […]

Continue Reading

Sergio Aguero Oo Garoomada Ka Maqnaanaya Muddo Labo Isbuuc Ah

Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa shaaca ka qaaday inuusan ciyaari doonin kulanka isniinta ee Stoke City ka dib markii uu dhaawac jilibka ka soo gaaray. 29 jirkaan ayaa dhaawaca soo gaaray tababarkii uu kooxda ee kulanka xiga, waxaana baaritaano dheeraad ah o la sameeyay galabnimadii Axada ayaa lagu ogaaday in uu jiro dhaawac dhanka […]

Continue Reading

Carlo Ancelotti Oo Doonaya Shaqada Arsenal

Tababarihii hore ee Chelsea Carlo Ancelotti ayaa lagu soo waramayaa inuu xiiseynayo inuu tababare Arsene Wenger ka bedelo shaqada Arsenal. Paris Saint-Germain ayaa dooneysa inay tababare u noqoto tababaraha Talyaaniga xilli ciyaareedka soo socda, laakiin sida laga soo xigtay Calciomercato, waxa uu indhaha ku hayaa Gunners. Ancelotti ayaa shaqo ka maqnaa tan iyo intii uu […]

Continue Reading