Gianluigi Donnarumma Oo Lala Xiriirinayo Paris Saint-Germain

Goolhayaha AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa lala xiriirinayaa inuu xagaaga u dhaqaaqayo Paris Saint-Germain. Wakiilka daafaca 19 jirka ah Mino Raiola ayaa la kulmay kooxda heysata horyaalka Faransiiska sida laga soo xigtay majaladda France Football. PSG ayaa lagu soo waramayaa inay raadineyso bedelka goolhaye Alphonse Areola, iyadoo Donnarumma uu yahay mid ka mid ah musharixiinta […]

Continue Reading

Kevin De Bruyne: ‘Mohamed Salah ayaa ku guuleysanaya abaalmarinta PFA Ee Ciyaaryahanka Sanadka’

Kevin De Bruyne ayaa qirtay in weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah uu yahay “mid laga yaabo inuu ku guuleysto” ciyaaryahanka ugu fiican sannadka ee PFA. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareed wanaagsan, isagoo dhaliyay 11 gool isla markaana 20 gool ka caawiyay tartamada oo dhan. Si kastaba ha ahaatee, Salah ayaa […]

Continue Reading

Liverpool Oo Xiiseyneyso Xiddiga Napoli Ee Piotr Zielinski

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Napoli Piotr Zielinski ayaa weli ah bartilmaameedka xagaaga ee suuqa kala iibsiga kooxda Liverpool, sida lagu sheegay warbixin. 23 jirkaan ayaa lala xiriiriyay Reds xilli ciyaareedyadii lasoo dhaafay, iyagoo isha ku haayay Jurgen Klopp intii lagu jiray xilli ciyaareedkii amaahda uu kula joogay kooxda Empoli oo ka yimid Udinese. Zielinski […]

Continue Reading

Thomas Lemar Oo Dalab Walba Dhagaysanaya

Weeraryahanka Monaco Thomas Lemar ayaa qirtay inuu u furan yahay dhamaanba dalabyada ka imaanaya Premier League. 22 jirkaan ayaa muhim u ahaa kooxda Leonardo Jardim sannadihii u danbeeyay, isagoo ka caawiyay kooxda Faransiiska inay horyaalka Ligue 1 iyo semi-finalka Champions League xilli ciyaareedkii hore. Lemar awoodiisa iyo qaab ciyaareedkiisa ayaa lala xiriirinaayay kooxaha Arsenal iyo […]

Continue Reading

Javier Pastore: ‘Neymar wuxuu ku faraxsan yahay Paris Saint-Germain’

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Javier Pastore ayaa shaaca ka qaaday in Neymar uu ku faraxsan yahay kooxda inkastoo ay sii kordhayaan wararka la xiriira mustaqbalkiisa. Neymar ayaa noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa adduunka markii uu kaga soo biiray kooxda PSG xagaagii dhawaa Barcelona 200 milyan oo ginni, laakiin warar soo baxayay ayaa sheegay inuu […]

Continue Reading

Diego Costa Oo Ku Booriyay Antoine Griezmann Inuu Sii Joogo Atletico Madrid

Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Diego Costa ayaa qiray in uu aad ugu baahan yahay weeraryahan Antoine Griezmann inuu diido dalabyada kooxaha kale, islamarkaana uu sii joogo kooxda. Xiddiga heerka caalami ee dalka France ayaa diiday fursad ugu ku biiri lahaa Manchester United xagaagii lasoo dhaafay, waxaana haatan lagu soo waramayaa inuu ku jiro liiska ugu […]

Continue Reading