Eden Hazard Oo Heshiis Shaqsi Ah La Gaaray Real Madrid

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa lagu soo waramayaa inuu heshiis shaqsi ah la gaaray Real Madrid ka hor inta uusan udhaqaaqin garoonka Bernabeu. Madrid ayaa la fahamsan yahay inay Hazard ka dhigtay bartilmaameedkooda koowaad ee badali kara booska Cristiano Ronaldo xagaagan ka dib markii Kylian Mbappe ay meesha ka baxday suurtogalnimada […]

Continue Reading

Manchester United Oo Saxiixa Ivan Perisic U Isticmaalaysa Matteo Darmian

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay rajeyneyso inay Matteo Darmian u isticmaasho dalabka  ay u dirayso xidiga Inter Milan ee Ivan Perisic. United ayaa si aad ah loola xiriirinayay ciyaaryahanka garabka ka ciyaara  sannadkii hore, tababare Jose Mourinho ayaana la fahamsan yahay inuu dib u soo nooleeyay xiisaha uu u qabo Perisic kadib qaab ciyaareedkiisa […]

Continue Reading

Real Madrid Oo Diyaar La Ah £ 150m Si Ay U Hesho Eden Hazard &Thibaut Courtois 

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadal la gashay labada ciyaaryahan ee Chelsea Eden Hazard iyo Thibaut Courtois, iyagoo ku doonaya inay ku iibsadaan 150 milyan oo ginni. Madrid ayaa loo maleynayaa inay u aragto in Hazard uu bedeli karo Cristiano Ronaldo oo shan sanno ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or, ka dib markii meesha […]

Continue Reading

Maxamed Salax oo ku guulaystay abaalmarinta PFA ee 2018ka (Sawirro)

Maxamed Salax ayaa ku guulaystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan xilli ciyaareedka 2017-18ka ee uu bixiyo ururka ay ku midaysan yihiin xirfadleyaasha kubbadda cagta Ingiriiska ee magaciisa loo soo gaabiyo PFA. Ciyaaryahankan afka hore uga dheela Liverpool oo 25 jir ah ayaa abaalmarintan ka qaaday Kevin de Bruyne, Harry Kane, Leroy Sane, David Silva iyo David […]

Continue Reading