Iibka Xafiiska Safaaradda Soomaaliya ee Washington D C.

Iibka Xafiiska Safaaradda Soomaaliya ee Washington D C Tix-raac qoraalkeygii hore ee ku saabsanaa Iibka Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Washington D.C ee dalka Mareykanka. Wasiirka Maaliyadda wuxuu caddeeyay in lacagta lagu iibiyay Xafiiska ay ku deeqday Dowladda Qatar, amarka iibkana bixiyay Madaxweynaha Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Munaasabadda furitaanka, Madaxweyne Farmaajo lama socon halka ay ka […]

Continue Reading

Warshiikh Waa Magaalo Ceynkee Ah ?

Magaalooyinka ku yaalla xeebaha Soomaaliya waa ay ka fac weyn yihiin magaalooyinka kale ee dalka sida ay taariikhdu qoreyso waxana magaalooyinka ku yaalla xeebaha soo booqday boqolaal sano ka hor badmaaxiin iyo badmareeno aduunyada ka socday . Warshiikh waxaa ay ka mid tahay magaalooyinkaa faca weyn leh sida Seylac, Muqdisho , Berbera,Bander Qaasim ama Booosaaso […]

Continue Reading

Xabaal University…. W/Q Hussein Sabriye

#XabaalUniversity W/Q Hussein Sabriye Maalin hore waxaan kulannay nin aan muddo kor iska naqaannay oo madaxa Xiriirka Bulshada(PR) ka ah jaamacad Muqdisho ku taalla, oo ku dhowaad 10 sano shaqeyneysa. Shaqada iyo waxbarashada ayaa ka mid ahaa waxyaabihii aan isbarashada ku wadaagnay, waxaana u sheegay in aan shahaadada koobaad ee jaamacadda ka qaatay cilmiga Kumbiyuutarka, […]

Continue Reading

War-Murtiyeed: Banbax-hawleedka Saddex-Geesoodka ah ee Hay’adaha Dastuurka oo soo xirmay

War-Murtiyeed Kulan wadajir ah oo ay isugu yimaadeen saddexda Hay’adood ee u xilsaaran Arrimaha Dib-u- eegista Dastuurka oo kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la Socodka Dib -u- Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee BFS iyo Guddiga Madaxabannaan ee dib -u-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka 15 – 17 Sebtember 2019, ayaa lagu qiimayay howlihii la soo qabtay […]

Continue Reading

War-Murtiyeed: Shirweynaha Dib-u-Hshiisiinta Galmudug

War-Murtiyeed Shirweynaha Dib-u-Hshiisiinta Galmudug 16ka September 2019 BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-Heshiisiinta Galmudug iyo ergooyinkii shirka ka soo qeybgalay oo ay hoggaaminyaan duubaabka dhaqanka ee beelaha Galmudug, waxa ay si weyn ugu faraxsanyihiin in ay si habboon ugu qabsoommeen kulammadii hordhaca ahaa ee xallinta khilaafaadka (17kii August […]

Continue Reading

MADAXWEYNE AXMED MADOOBE WAXAA MACALIM U AH MADAXWEYNE FARMAAJO

MADAXWEYNE AXMED MADOOBE WAXAA MACALIM U AH MADAXWEYNE FARMAAJO Sida qofkasta oo Soomaali ah ogyahay Siyaasada Soomaaliya oo in mudo ah (laga soo bilaabo 21kii Oktober 1969 kii), ku soo jirtay in la isku dilo, in la iska xoogo ayaa markii danbe dadka Soomaaliyeed intooda wax-garadka ah waxay isla garteen in gebi-ahaanba la joojiyo siyaasada […]

Continue Reading

Canada oo Wiil Soomaaliyeed dib ugu soo celinaysa Soomaaliya

Dowaladda Canada oo Soomaaliya dib ugu celineysa wiil Soomaaliyeed oo Canada ku nolaa tan 1994. Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuda dadka soogalotiga ah ee Canada ayaa walaac ka muujinaya go’aanka ay dowladda Canada dib ugu celineyso Cabdullahi Cilmi oo la qorsheeyay in Soomaaliya dib loogu celiyo 21 bishaan. Cabdullahi oo Sanadkii 1994 yimid dalka Canada isaga […]

Continue Reading

Maqaal: Alshabaab “Colka Waraf ma lagu dayey”

Al Shabaab wey ka adkaatey shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya. Soomaalidu waxey tiraah ” Abeeso dhul u eki bey kugu dishaa “. Al Shabaabna Soomaalidii diintii ayey ka soo mareen iyaga oo koox qaabka Maafiyada u shaqeysa ah ayey culumo iska dhigeen. Hadda sida looga adkaado aad ayey u […]

Continue Reading

10 Xaqiiqo oo ku Saabsan Shirka Nabadda Hobyo

Shirweynaha Nabadda ee Beelaha Habargidir ayaa la filayaa inuu maanta oo Isniin ah 4/8/2019 ka furmo degmada Hobyo gobolka Mudug. Inta badan ergadii ka qeyb gali laheyd shirka ayaa ku sugan Hobyo, waxaana si wanaagsan u martigaliyey bulshada reer Hobyo. Hadaba halkaan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10 Xaqiiqo oo ku Saabsan Shirka Nabadda Hobyo: […]

Continue Reading