Baaqa Xasan Sheekh dirayo kama duwana Manifestadii 1990-kii.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa Twitter-kiisa ku qorey hadal sarbeeb ah misna digniin ah oo marka la soo gaabiyo noqonayo “Taariikhda waxey na bareysaa kuwa diida in ay dhageystaan baaqyada dadka ee sababaysan, waxey mar aan fogeeyn wajahayaan rabshado aan sababaysnayn”. Waa runtiis. Bishii May 1990 ayaa rag gaarayey 114 oo isugu jirey Siyaasiyiin hore, […]

Continue Reading

Waa maxaay Forex Exchange Market?

Forex. Forex. Forex. Waa maxaay Forex Exchange Market? Waa Lacagta oo lafteeda Ganacsi laga sameeyo, Lacag lagu bedelanayo Lacag kale, Saameeynna ku leh Ganacsiga kale. Taariikhda Forex. Forex, waxaa Bilaabay Babylonian –kii hore ee Dalka Ciraaq, Dalka Masar waxaa laga isticmaali jiray 259 BC, waqtigii faraacinada. Suuqii ugu horeeyay ee Forex waxaa laga furay Magaalada […]

Continue Reading

Taxanaha Qeybtii 1 aad “Maqaalkii Kabtan Jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo”

Taxanaha Qeybtii 1 aad “Maqaalkii Kabtan Jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo” Taxanaha Qeybtii 1-aad. Sidii aan ku xusay qodobka 1-aad ee taxanaha aan soo bandhigi doono waxaan qeybtaan uga hadlayaa astaamaha, qeybaha iyo doorarka kooxda anigoo qormada qeybataan 1-aad xooggeeda diiradda ku saari doona Kabtanka iyo laba kaaliye ee sare. Waxaan […]

Continue Reading

Gogol dhig kooban “Maqaalkii Kabtan jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo”.

Gogol dhig kooban “Maqaalkii Kabtan jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo” Sidii aan qormadeydii hore ku ballan qaaday waxaan si taxane ah u lafa guri doonaa dulucda sheekada ciwaankeedu yahay “Kabtan Jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo” laakiin inta aanan bilaabin qeybta koowaad ee taxanaha sheekada waxaan idiin soo […]

Continue Reading

Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya & Qadar oo Dooxa ku kulmay

Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta oo Dooxa kula kulmay dhiggooda dalkaas Dooxa, November,13, 2019- Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay dalka Qadar ka helaan fursado Shaqo ayaa la kulmay guddiga dhiggooda ah ee dalka Qadar. […]

Continue Reading

Soomaaliya oo markii ugu horeesay heshay dheefta shidaalka

Soomaaliya ayaa markii ugu horeesay heshay dheefta shidaalka iyo kheyraadka kale ee ku jira dalka. Dowladda federaalka ee Soomaaliya oo sanadihii dambe ku hawlaneyd sidii looga faaideysan lahaa kheyraadka dalka oo dhawaan la filayo in la soo bandhigo xajmiga uu la egyahay qeybihii sahanka lagu sameeyay. “Kadib dadaalo badan oo ay maxdaxda wasaaradda batroolka iyo […]

Continue Reading