Taariikh Nololeedka Eng. Cabdiraxmaan Yariisow
Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhashay degmadda Hodan ee gobolka Benaadir 16 kii August 1965kii.Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe iyo sare waxa uu kaga baxay Banaadir Secondary School, isagoo sidoo kalena ka qalin jebiyey jaamacadda Gaheyr ,kuliyadda Civil Engineer sanadkii 1986kii. Shaqooyinkii uu soo qabtay Dawladda Hoose ee London intii u […]
Continue Reading