Daawo: Wajiga 2aad ee Shirka Nabadda Hobyo oo furmay

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa maanta magaalo xeebeedka Hobyo ka furmay wajigii labaad ee shirweynaha Nabadda Hobyo, waxaana furitaanka kasoo qeybgalay masuuliyiin iyo waxgarad kale oo ku abtirsada beelaha Habargidir.

Hadaba halkaan ka daawo Muuqaalka Shirka.