MAALMAHAYGII MUQDISHO….

MAALMAHAYGII MUQDISHO Hordhac’ Dal burburray, qaran dumay, dawlad ay ka la daateen hay’adeheedii oo dhan, ee soo maray walina ku jira; dagaallo sokeeye, ee beelo, diin, dhaqaale iyo damac kursi isugu jira, muuqa, muunadda, maamuuska iyo misaalka uu noqon karo, laga qaadan karo, laguna qaadan karo kaliya, ayaan aragtideyda gaaban sida ay i la tahay, […]

Continue Reading

Maxay Dumarku u Ooyaan?….

Wax sahlan maaha in jawaab deg-deg ah aan markiiba u keeno su’aasha ah maxey dumarku u ooyaan marka xaalad qabsataba? Alle SW ayaa innaga og oo abuuray, hase yeeshee waxaan idin soo gudbinayaa sheeko aan doorbiday in aan idinla wadaago waxeyna ku bilaabaneysaa sidan: Wiil yar ayaa weydiiyay hooyadii, “Maxaad u ooyaysaa?” Hooyadii ayaa ugu […]

Continue Reading

Ha kufsane karaamee!

Ha kufsane karaamee!   Anigu ma daawan muuqaalkii maalmahan baraha bulshada la wareejinayey, sida aanan u daawan muuqaallada la jaadka ah, ee dhiig iyo dhibbane ay ka muuqdaan, ee caloolrogmad iyo uur ku taallo kaliya kugu reebaya, oo laabta ayaa daalacatee, ishaydu ma daawato. Intii sanado ahba, waan ka reebay heddeyda, in ay daawato muuqaalladaa […]

Continue Reading

10 Sababood oo Xasan Sheekh u mudan yahay in Markale la doorto.

Tani waa qormo aan ku cabirayo aragtideyda ka muwaadin ahaa masuulka aan is leeyahay wuu ku haboonyahay inuu qabto xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadd Federaalka Soomaaliya, waxaa suurtagal ah adiga aqrisanaya inaad iga fikir duwan tahay. Soomaaliya ayaa maraysa waqti doorasho, waxaana soo idlaaday inta badan doorashada xildhibaanada labada aqal (Golaha Shacabka iyo aqalka sare), waxaana 11 […]

Continue Reading

Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo

Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo BISMIALLAH, Arday walba waxa u jecelyahay inuu si wanaagsan uga gudbo fasal walba e u dhiganayo asago maada walba ka keensanaya dhibcaha ugu wanaagsan ee laga heli karo maadadaas. Iyadoo wax walba nasiib yihiin hadana arrinkaas waxa u ubaahanyahay inaad u wajahdo si xeeladaysan si lamarkaasna aan […]

Continue Reading

Cilmi Baaris: dhererka farahaaga iyo shakhsiyaddaada

Cilmi Baaris: dhererka farahaaga iyo shakhsiyaddaada Shabakadda “The healthguide” ayaa soo bandhigtay macluumaatkan ka turjumaya xiriirka ka dhexeeya faraha qofka iyo shakhsiyaddiisa. Haddaba sida ka muuqatta sawirka waxay shakhsiyadda ku saleeyeen dhowekaan siffo. A. Mid Soo jiidasho leh ( Charming one) Waa qofka farta faraatigu ay ka dheertahay farta suulka xigta. Dadka sifadaan leh ayaa […]

Continue Reading

28-ka december maalin MURUGO iyo GOCOSHO badan!

28-ka december maalin MURUGO iyo GOCOSHO badan! Maalmuhu ka la wanaagsan, dadkuna ka la aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg maalmuhu ku wareegaan, maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo macaan, xun iyo wanaagsan, madow iyo cad, murugo iyo farxad, jaadadkaas maalmaha waxay yihiin hadba sida ay u soo marto qofka, bulshooyinka, shucuubta, […]

Continue Reading