Habka ugu wanaagsan ee lagu yarayn karo walwalka Imtixaanadka.

Habka ugu wanaagsan ee lagu yarayn karo walwalka Imtixaanadka Waa marwalba iska dhaca inta badan in marka Imtixaan lagaaro u yimaado walwal ku yimaada ardayga arrinkaas oo sababi kara in u diyaar garowga Imtixaanka uu hoos u dhaco. Waxyaabaha walwalkaan keena waxaa ugu horeeya ama ugu wayn liidashada hab waxbarasheedka ardayga ee marka daraasaddu socoto. […]

Continue Reading

Sideen u dilay Saceyga? W/Q: Hassan Mudane

Sideen u dilay Saceyga? Markii aan akhriyay sheekadii ahayd sacaaga dil waxaan ahaa arday dhigta jaamacadda Soomaaliya gaar ahaan kuliyada arrimaha bulshada, waxaan jaamacadda aadi jiray maalmaha khamiista iyo Jimcaha halka maalmaha kalena aan ka shaqeyn jiray telefishin baahiya wararka idaacada Goolfm iyo Iftin oo lagu magacaabo Accesstv. Maalin walba marka laga reebo maalinta jimcaha […]

Continue Reading

Olole sare loogu qaadayo waxbarashada oo ka socda Degmada Godinlabe (Sawirro)

Magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socda olole sare loogu qaadayo heerka ardada ku biiraysa waxbarashada aas aasiga ah. Ololahan oo ay fulinayaan Gudiga Iskuulada deegaanka Godinlabe iyo maamulka Mu’asasada waxbarashada ee Iftiin ayaa la doonayaa in sare loogu qaado tirada carruurta ku biiraysa waxbarashada aas aasiga ah. Ardada hadda dhigata Isbuulada hoose, […]

Continue Reading

Dhuulihii Qarnigu Dhimay: Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Dhuulihii Qarnigu Dhimay: Waxa Qoray Cumar Seerbiya Waa habeenkii Arbacaad bishii 3aad sannadkii 2013dii waqtigii fiidcawlka markii aan ka dhaqaaqay masaajidka Cali Mataan oo markaasi uun salaadii maqrib laga baxay waxaan wacay numberkii 441 ka bilaabmayey ee numbkerka 5 uu laba meelood kaga jiray . Dabcan kuma nasiibin uun magaca qofka sita, balse waxaan aqaanay magaciisa […]

Continue Reading

Jaaliyadda Galmudug oo kulan ay ku yeesheen Sweden kaga hadlay Horumarinta Caafimaadka Deegaanada Galmudug (Sawirro)

Kulan ay jaaliyadda Galmudug Ku yeesheen caasimadda Sweden ee Stocklum ayaa waxa ay kaga hadleen horumarinta Caafimaadka deegaanada Galmudug Kulanka waxaa ka soo qaybgalay xubno ka socday jaaliyadaha UK Iyo maraykanka, iyadoo uu ka mid ahaa C/qaadir Sayid Axmed Xaaji Yuusuf gudoomiye Ku xigeenka hay’adda Hayat Foundation oo horay gobolka Galgaduud uga fulisay mashaariic adeegga […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan oo xariga ka jaray kuliyadda Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Ummadda (Sawirro)

Madaxweynaha J. F. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarigga ka jaray xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda Jaamacadda Ummadda, waana kuliyaddii uu madaxweynuhu ka Qalin-jabiyey, madaxweynaha waxaa wehliyey Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda, Wasiirka Waxbarashada iyo Duqa Muqdisho iyo Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka. Munaasabadda, waxaa sidoo kale lagu soo dhoweynayey Ardeyda Kuliyadahaas cusub, iyadoo ay munaasabadda ka […]

Continue Reading

Kaalin Intee La Eg Beey Ka Qaateen Wariyaashu Doorashada Ka Socota Cadaado(Faallo). W/Q: Wariye Axmed C/Salaan

Kaalin Intee La Eg Beey Ka Qaateen Wariyaashu Doorashada Ka Socota Cadaado.   Waxaa sida aan ognahay magaalada cadaado ka socota doorashada xubnaha aqalka hoose maamulka galmudug u matalaya dowlada federaalka ah ee soomaliya. Doorashada intii ay socotay waxaa soo wajahay marxalado kala duwan sida in dad ay ku dhintaan in la weeraro aqalka ay […]

Continue Reading

Gabar Quraanka ku Qortay Xariir iyo Biyo dahab (Sawirro)

Gabar u dhalatay Azerbijan oo lagu magacaabo Tonzala Maxamed Zadah ayaa diyaarisay kitaabka Quraanka Kariimka maro xariir qafiif ah oo lagu dul qoray. Gabadhan ayaa adeegsatay 50 mitir oo maro xariir madow ah iyo 1500 mililitar oo khad dahab iyo maar ah, gabadhan oo la hadashay wakaalada wararka ee dalka Turkiga Anadolu ayaa sheegtay in […]

Continue Reading

Mashruuca Dhismaha Wadada Galkacyo-Hobyo oo meel wanaagsan Maraya (Sawirro+Video)

Mashruuca dhismaha wadada Galkacyo – Hobyo ayaa si habsami ah u socda, waxaana dhawaan booqday dhawaan wasiiro ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug, Guddiga Horumarinta iyo Baraarujinta Bulshada ee GOB oo mashruucan gacanta ku haya ayaa waxqabad fiican ka sameeyey ilaa hadda, waxaana la dhameystiray inta u dhaxeysa Magaalooyinka Wisil iyo Gawaan, waana inta ugu dhibka […]

Continue Reading