Formaajoow fursaddaan nooga wada faa’iideey Soomaaliyasanadka 2017-da waxaakadhacay is baddal, si la mid ahsidii 2012-dii, xilligaasoohoggaankauuqabtaymadaxweynihiihoreahnamudanebaarlammaan, Xasan Sh. Maxammuud. Waxaasidaanwadaognahay, sanadkan loo doortaymadaxwaynahajamhuuriyaddaSoomaaliya, hoggaaminnadoonaafartasanoeenagusooaaddan, MudaneMuxammedCabdullaahiMuxammed “Farmaajo”. MudaneFarmaajowuxuuhaystaafursadaysanhaysan,soonamarinmadaxdiiugudambeysay, kana horreysayisaga. Waxaasiwadajir ah, oonkala harlahayn usoodhaweeyayummaddaSoomaaliyeed, oon u eeginreeriyokooxtoona, wuxuunaaniga ii noqonayaa, garaadkeyga, hoggaankiiSoomaaliyeedoonarko,oo loo mideysanyahayamabasiwadajir ah gobal, dagmo, iyotuulakastalagagasoodhaweeyay, markalagareebomagaalooyinka mid ah goballadawaqooyieemaamulkaSoomaaliland. MudanihiikahorreeyayXasanShMaxammuud, ma helinfursaddaas, Farmaajosewaahelay, inkastooSoomaalidaoo is […]
Continue Reading