MA JIRTO LACAG CUSUB OO LA SOO DAABACAYO.

MA JIRTO LACAG CUSUB OO LA SOO DAABACAYO. Qof kasta waa jecelyahay in uu ubad dhalo, laakin ma jecla Dhicis aan loo heeyn dhala lagu koriyo, lana hubo in uu saqiirayo marka lagu rafaado kadib. A-Taariikhda Bangiga dhexe. Taariikhda Bangiga dhexe ee somalidu waxa ay ka soo bilaabanee waqtigii maxmiyada UN aan galnay, United Nation’s […]

Continue Reading

Barlamaanka Galmudug: Mooshin iyo Mushaar

Qormadaan kooban oo aan ugu magacdaray BARLAMAANKA GALMUDUG: MOOSHIN IYO MUSHAAR, waxaan uga hadli doonaa sida ay ugu wakiilada Galmudug ugu fashilmeen howshii loo igmaday. Waxa ay foodda galiyeen sanadkii saddexaad, 23 bilood ayaa uga hartay muddada xilhayntooda, waxaa laga filayey in ay qabtaan howl badan, balse howlqabadkoodu aad ayuu uga hooseeyaa intii laga filaayey. […]

Continue Reading

SAKADA Shabaab silaca SUUDLEYDA ayaa ka daran!

SAKADA Shabaab silaca SUUDLEYDA ayaa ka daran! Duul madax FALLUUQ qaba, marka ay talinayaan, waxaad ka garataa duulduulka iyo is diidka talooyinkooda maamul. Hawtulhamagnimo! “Hal nin gurran dheelmay dhanna u ma roona!” waxaa la mid ah dadweynaha Muqdisho, oo hadba mid madax falluuq qaba ama maangaab ah, haddii uusanba MUHDI ahayn uu u taliyo. Soo […]

Continue Reading

Sawirro: Cabudwaaq, Dhismaha Dugsi cusub oo xariga laga jaray

Xaflad Xarigga looga jarayay Dhismaha Cusub ee Dugsiga H/Dhexe ee Howlwadaag Xaafada waaberi ee degmada caabudwaaq ayaa shalay Ka Dhacday Xarunta Dhismaha Cusub. Munaasabadaan ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin isugu jirtay Xildhibaano, wasiiro iyo maamulka degmada, Wasiirka waxbarashada ee Maamulka Galmudug shiekh Ibrahim  guureeye ayaa si rasmi ah Xariga uga jaray dhismahan. Gudiga […]

Continue Reading

Inqilaabka Siyaasadeed Ee Boqortooyada Sacuudiga (Qormo)

Inqilaabka Siyaasadeed Ee Boqortooyada Sacuudiga (Qormo) ————————————————- Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Boqorka Sucuudiga ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu dhaxal suge ugu magaabay wiilka uu dhalay ee lagu magacaabo Maxamed Bin Salmaan oo 32 jir ah, isaga oo xilkii uu hayeyna ka casilay Wiilka uu adeerka u ahaa ee Maxamed Bin Naayif oo ahaa dhaxal […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha iskoolka Degmada Hobyo oo la dhameystiray

Waxaa soo gabagaboobay dhismaha dugsiga waxbarashada degmada Hobyo, dugsigaan oo muddooyinkan dhismihiisu socday ayaa waxaa bixiyey dhaqaalaha lagu dhisay Hay’adda CISP ee dalka Talyaaniga. Dugsigaan ayaa ku fadhiya dhul gaaraya 100×100 mitir, waxaana ka dhisan 8 fasal, xafiisyo, musqulo iyo gidaar weyn. Waxaana la filayaa in goordhow xarigga laga jaro. Hobyo ayaa kasoo kabanaysa diiftii […]

Continue Reading

Sawirro: Wasiiradda Caafimaadka Galmudug oo booqatay Xarumaha Caafimaadka Cabudwaaq

Wasiiradda Caafimaadka Galmudug Naciimo Catoosh ayaa booqatay Qaar kamid ah Xarumaha Caafimaadka degmada Cabudwaaq oo ay kujiraan Dad uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka. Iyadoo isbitaalada magaalada Caabudwaaq ay jiifaan Dad uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka ayaa maantay waxaa booqatay Wasiiradda Caafimaadka Galmudug Naciimo Catoosh si ay ugu kuurgasho xaalada Caafimaad ee dadka uu […]

Continue Reading