Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY (Qeyb-ta 3aad)

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 3aad) Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 1-aad:- SAFARKII SILOONAA. Qeyb-ta 3aad. Intii muddo ah waxay ku jireen nolol yididiiladeedu kob-ceyso, waxaana laga dareemi karay niyaayir iyo niyad samaan, xaalkooda oo sidaa ah, liibaantuna dhankooda u soo talaabo qaadeyso, ayaa waxaa la soo gaarsiiyay hadal aanay maqlidiisa mahdin, murugona ku […]

Continue Reading

Sawirro: #HeegoForum oo qabatay Bandhigii 2-aad

Madasha Heego ayaa magaalada Cadaado ku qabatay bandhigii 2-aad, waxaana marti ku ahaa Halabuure Maxamed Saalax Maarre oo booqasho ku yimid Cadaado, isagoo ka yimid Magaalada Borama Somaliland. Bandhiga ayaa waxaa daadihinayey Wariye Saxnuun Axmed oo ka mid ah madaxda Madasha Heego, Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Maaliyadda Galmudug Siciid Siyaad oo bogaadiyey bandhigga […]

Continue Reading

Sawirro: Taalladii Axmed Gurey KM4 oo dib loo dayactiray

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay furay Taalladii Axmed Gurey ee ku taal Isgoyska KM4, taasoo dhowaan la dayactiray. Guddoomiye Taabid ayaa sheegay inay wadaan qorshe ballaaran oo lagu soo celinayo, laguna dayactirayo taallooyinkii taariikhiga ahaa iyo goobihii nasashada ee ay magaaladu lahayd. Mashruuca lagu dhisay taaladan oo muddo soo […]

Continue Reading

Cabdulqaadir Aroma: qoraagii qarniga 21AAD

Cabdulqaadir Aroma: qoraagii qarniga 21AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr Cabdulqaadir Cusmaan Aroma (AUN), waxa uu ahaa nin inta qof qoraa ah lagu tilmaami karo, hibo iyo haaneedinba Eebbe siiyey. Buugaagta uu qorey, dhaxalka uu uga tegay faca iyo firka dambe, ayaa ah kuwo uu adeegsadey, xog ogaalnimo, farshaxannimo iyo dhaqanyahannimo qotodheer, oo aanan ku arag […]

Continue Reading

Federaalka Feertee xanuunee?

Dowlada Federaalaka ayaa tiri: Anagu dhaxdhaxaad ayaan ka nahay arrimaha walaalaheena Carbeed. Inksta oo la dareemi karay in ay dhina Qatar u janjeerto.waana tan keentay in maamul gobaleedyadu ay yiraahdaan anagu waxaan la jirnaa isbaheeysiga sucuudiga.( waa yaab in maamul gobaleed xiriir Dibadeed ka hadlo ama uu Gobalo magacaabo, ama uu heshiisya caalamiya uu galo).taa […]

Continue Reading

Sawirro: Tartanta Lagdanta Gacanta…. #Ubaxa_Caasimada #Muuqaalkanabadda #PAT2017

Waxaa shalay galab lagu qabtay Hotel SYL magaalada Muqdisho tartankan Lagdanta Gacanta oo ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarada  #Ubaxa_Caasimada,  Tartanka oo xiiso lahaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiin dowladda iyo marti kale. Tartanka waxaa wareega sadaxaad u gudbay. 1.Mohamed Yamani oo u tartamay degmada shingani 2. Abaas Wiilsom oo u tartamay degmada kaxda 3. bashka batista oo […]

Continue Reading