Daawo: Heego_Forum oo qabtay dood ku saabsan Dastuurka KMG Soomaaliya

Madasha Heego ayaa xalay qabatay dood wadaag loo hadlayey Dastuurka Kumeelgaarka Soomaaliya, doodaan ayaa marti ku ahaa Wasiirkii Hore Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Galmudug Cismaan Maxamed Cali (Cismaan Dheere). Dooda ayaa waxaa Daadihinayey  Maxamed Dhagacade oo ka mid ah Madaxda Heego Forum. Wasiir Cismaan ayaa Jaamacadda Ummadda ka bartay Siyaasadda, sidoo kale wuxuu soo […]

Continue Reading

Akhriso: WargeyskaGobolladaDhexe bisha Oktoobar. (Warbixino Xul ah)

  Tirsigii 55aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2017, eebishaoktoobar. Waxaanidin la wadaagaynnaa; tirsigii 55aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2017, eebishaoktoobar. Wargeyskabishanwaxaadkahelidoontaan, warbixinkusaabsan; habkaxallintakhilaafaadka, qormadiiganacsigaiyoarrimahabulshada, sawirroiyosuugaan, eefadlansiaadugabogotaan, liilkanhoosesiiraaca. Mahadsanidiin.  

Continue Reading

Qormo ku saabsan Cabdullaahi Qarshe : Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Qormo ku saabsan Cabdullaahi Qarshe : Waxa Qoray Cumar Seerbiya Cabdullaahi Maxamuud Maxamed (Qarshe) sannadkii 1924-kii ayuu ku dhashay magaalada Mooshi oo ka tirsan gobolka Kilimanjaaro ee dalka Tansaaniya , ka dibna waxa la geelay dalka Yeman oo ay ku noolaayeen ehelkiisa qaar sida walaalkii oo ka weynaa . Magaalada Cadan ayuuna ku nooolaa ilaa da’diisu […]

Continue Reading

Sawirro: Dufcadii 21-aad ee ardayda cusub ee Jaamacadda Muqdisho oo usoo gabagaboobay todobaadka dhaqanka

Munaasabad aad u balaaran si wayna loosoo agaasimay looguna soo gabagabaynayay todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho dufcadii 21-aad ayaa lagu qabtay xarunta ugu wayn Jaamacadda Muqdisho. Munaasabadan oo ay ardayda lagu barro nidaamka jaamacadda udagsan iyo sida ardayga ula jaanqaadi lahaa inta uu ku guda jiro sahanka waxbarashada iyo macluumaadyo kala gedisan oo lagu dhisayo garaadka […]

Continue Reading

Sawirro: Carwada 3-aad Buugaagta Muqdisho oo la daahfuray #MBF2017

Waxaa hotelka Royal Palace Magaalada Muqdisho maanta ka furmay Carwada 3-aad buugaagta Muqdisho, carwadan ayaa socon doonta saddexda maalin 13, 14 iyo 15 Sebtember 2017. waxaana ka soo qeybgalay qalinley isugu jirta Soomaali iyo anjabi, suugaanyahano, hiddodhowrayaal, Murtimaalo, aqoonyahano iyo marti farabadan. Waa sanadkii saddexaad ee la qabto carwadaan, waxay bog cusub u furtay Bulshada […]

Continue Reading

Sawirro: Horumarka iyo Bilicda Muqdisho #MogadishuRising (1)

Akhritayaasheena sharafta leh halkaan waxaan idinku soo bandhigeynaa qeyb ka mid ah sawiro aan ka qaadnay Horumarka iyo Bilicda Magaalada Muqdisho, waxaana hadda kadib idiin soo bandhigi doonaa Quruxda iyo horumarka dalkeena Soomaaliya, inagoo booqan doona magaalooyin badan. La wadaag saaxiibadaa. Share gareentaadu waa dhiirigalinteena. Please #Share Wixii talo iyo tusaale ah noogu soo dir […]

Continue Reading