Cadaado: Nin Dhalinyaro ah oo Sameeyey Nal ku shaqeynaya Ileyska Cadceedda (Video)

Ahmed Cumar Sahal waa Nin dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Cadaado, waxa uu ku guuleystay inuu sameeyo Nal ku shaqeeynaya ileyska Cadceedda, Waxaana hirgalinta fikradan ka taageeray Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Sare ee Ganacsiga Ileys Magaalada Cadaado. Nalkii uu sameeyey ayaa laga taagay xaafadda Haraaley magaalada Cadaado, halkaas oo aad ugu baahneyd. hadaba sheekada […]

Continue Reading

SAADAAL-WACAN 2 …. W/Q: C/fitaax Cali Cabdalla

SAADAAL-WACAN 2 SAADAAL-WACAN Saadaal wacan qaybtii labaad ARAR: Qormadaan waxaan oga hadlaynaa dhacdooyin Dalka ka dhacay oo aan u aragno in ay katurjumayaan dib-u-soo kabasho, waxwadda qabsiga, iyo iskaashiga umadda Soomaaliyeed. Bulsho ku wadda nool Dal/deegaan waxbadan ayaa ka dhaxeeya, waxaa jira waxyaabo ubaahan in layska kaashaddo, sida in Musiibooyinka looga falceliyo siwadda jir ah, […]

Continue Reading

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 5aad)

Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 2-aad:- HAL-XIRAALIHII HAMIGA. Qeyb-ta 5aad. Iyagoo ku gudo jira howl maalmeedkoodii, meheradoodiina maareynaya, ayaa waxaa dukaankii mudh soo yiri dhowr gab-dhood oo si wada jir ah u socda, waxayna bilaabeen inay weydiin iyo kaas immisaad siisaan iyo keer soo qabo ku mash-quuliyaan. Muddo saacad ku dhow ayay-na had-ba gees […]

Continue Reading

Booqashadii Faa’iza oo Murugo badan igu reebtey (Sawirro)

Dhibaatadii Foosha Xumeyd  loo geystey Faaiza Maxamed Cabdi Waa Dhibaato Ugub ku ah Dalka Soomaaliya, waxaana Dhacadaan si weyn uga gilgishey Dhamaan Ummada Soomaaliyeed kuwaas oo Dalbanayey in la soo Gacan geliyo Dhagar qabihii  Dhibaatadaas  Geystey Anigoo arrintaas ka duulaya ayaa waxaa ii suurta gashey in aan Isbitaalka Erdogan Ex. Digfeer  ku booqdo Dhibane Faaiza, […]

Continue Reading

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY (Qeyb-ta 4aad)

Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 2-aad:- HAL-XIRAALIHII HAMIGA. Qeyb-ta 4aad. Noloshu way hilimo badan tahay, himiladeeduna maaha mid kooban oo meel keliya ku hilan, mid haddii aad hanato, howl kale ayaad ku hamineysaa, taasoo ku hiyi kicineysa, hankaadana ku labo liseysa heybinteeda iyo doon-doonisteeda, hadafka aadmiguna ma hirqadee har iyo habeen wuu haraadan yahay, […]

Continue Reading

Ma Doonayo In Aan Hooyo Noqdo!!

“Hooyadii Hagaagsan Waa Loo Hanweyn Yahay” Waad la yaabaysaa marka aad aragto haweyney aan rabin in ay hooyo noqoto, bal xoogaa fakir oo waqti yar sii maxay kula noqon kartaa sababaha ka  reebaya hooyanimada? Maxaa ii diidaya? Maxaa iga hortaagan? Maxay tahay caqaabadaha I horyaal?. Sida caadada ah dumarka faaiidada ugu weyn ee ay soo […]

Continue Reading

Dhismaha Caasimadda Cusub ee Soomaaliya… Qaybtii 2-aad

Qaybtii 2-aad Dhismaha Caasimadda Cusub ee Soomaaliya (Sinaariyo: Xog loo qaateen ah) (Xaaladaha aan Caadiga ahayn waxaa looga bixikaraa, Xeelado aan Caadi ahayn) Q: Shariif Cosmaan Odeygii kale oo ganacsatada ka tirsanaa ayaa gacanta taagey. Laakiin intii uusan su’aashiisii u galin ayaa waxaa ka dhexgalay aqoonyahankii horey wax u sharxayey. Wuxuuna weydiiyey bal sida uu […]

Continue Reading