HUBSIIMO HAL DHAN BAA LA SIISTAA!!

Hadal heynta facebook labadii maalmood ee u dambeysey waxay aheyd Cilmi baaris ka hadleysa tacadiyada Gabdhaha Saxafiyiinta ah lagu kaco tasoo ay sameeyeen Ururka SWJ oo ay Farxiyo Maxamed Kheyre hogaamiso.  waxaa I soo wacday ka bdan 10 Qof oo mid walba ka cabanayo daraasadda la sameyey, waxay ku andacoonayeen sida ay hadalka u dhigeen […]

Continue Reading

5 Tallaabo Oo Kuu Suuraggelinaya Inaad Caan Ka Noqoto Baraha-Bulshada

Waxaa jira dadbadan oo raadiya iney xidigo ka noqdaan Baraha-bulshada, laakiin aan garaneyn wadada saxda ah oo arrintaa loo maro ama sannooyin badan ku dhibaatooda sidii ay dadbadan ay barahooda ugu soo xirmi lahaayeen. Hadaba, si fudud oo muddo kooban ah si aad ugu hesho dadbadan oo Baraha-bulshada kaalaga socda, waxaad raacdaa waddooyinka hoose oo […]

Continue Reading

WAA KUMA HOGAAMIYE?

Hogaamintu waxay ka bilaabataa hogaanka naftaada & tan ehelkaaga aad ku hogaamiso waxii alle (SWT) ku faray, kolka aad taada & tan ehelkaaga daryeesho sida Soomaalidu horay ugu maahmaahday “tiisa daryeelaa tu kale ku dara” ayaad kadib u tafaxa-xadayn kartaa hogaamin ummaddeed. Sidaa darteed hadii uu damac kaa galo hogaamin ummaddeed kolka hore iska hubi […]

Continue Reading

Qofka ugu da’da weynaa Caalamka oo geeriyootay

Dalka Japan waxaa ku geeriyootay Nabi Tajima, oo dhalatay Bishii  August 4dii ee Sanadkii,1900,kii waxaana ay ku geeriyootay Isbitaal ku yaalla Jasiiradda Kikai ee Gobolka  Kagoshima ee dalka Japan. Sarkaal ka mid ah kuwa Isbitaalka ay ku geeriyootay Susumu Yoshiyuki,ayaa markii ugu horreysay xaqiijiyay geerida Haweeneyda inta la ogyahay ahayd qofka ugu da’da weyn dadka hadda nool. Shalay […]

Continue Reading

Akhriso: Tirsigii 61aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe ee bisha April 2018

Tirsigii 61aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2018, eebishaapril. Waxaan idin la wadaagaynnaa tirsigii 61aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2018, ee bisha April. Wargeyska bishan waxaad kahelidoontaan, warbixin dheer oo ku saabsan; shan sano guurada wargeyska Gobollada Dhexe, qoraal faaqidaya mideynta baarlamannada Galmudug iyo Ahlusunna, qormadii arrimaha bulshada iyo sawirro, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan […]

Continue Reading