Daawo Sawirradda: Todobaadka Dhaqanka iyo Hiddaha oo lagu qabtay Godinlabe

Magaalada Godinbale ee Gobolka Galgaduud waxaa Todobaadkaa lagu qabtay Bandhiga Hiddaha iyo Dhaqanka, Barnaamijkaan ayaa waxaa Maalgaliyay Sakariye Shariif Caweer oo kamid ah Diplumaasiyiinta Safaaradda Somalia ee Dalka Sudan, waxaa ka qayb galay , Masuuliyin ka tirsan Maamulka Galmudug, Maamulka Degamada, Dadwayne iskaga kala yimid qaar kamid ah Degmooyinka Galmudug. Bandhigaan oo ahaa kii ugu […]

Continue Reading

Ifraax Axmed “Deeqo waxay u geeriyootay Dhiig bax markii la guday ka dib”

Deeqo Daahir Nuur waxa ay aheyd 10 jir ku dhalatay tuulada layiraahdo OLOL oo 55km u jirta magaalada Dhuusamareeb. Ifraax Axmed oo ah gabar u ololeeyso arimaha beni’aadan-nimada, xili ay Hay’ada Ifrah Foundation ku jirtay shaqo ama olole ku aadanaa kahortaga gudniinka fircooniga ee Gabdhaha ayaa waxaa dhacday arin aad u naxdin badan taas oo […]

Continue Reading

BANDHIGGA BUUGGAAGTA MUQDISHO WAA MADAL-AQOONEED

In muddo ah ayaa la-dharrarayay {sugi la’aa}, Xiiso iyo jaceyl  gaar ah ayaa loo qabay, shaqsi walba waxa uu ku haminayay inaan looga sheekeyn ee uu goobjoog ka noqdo, wax badan ayaa la is-weydiiyay goorma ayaa la  furayaa bandhigga buuggaagta Muqdisho, dadka Soomaaliyeed waxaa horey  raad xusuus leh ugu reebay bandhigyadii  hore loo qabtay, sugitaan dheer kadib waxaa 15-kii […]

Continue Reading

Degaanka Saddex Higlo oo laga hirgeliyay isbitaal (Sawirro)

Degaanka Saddex Higlo oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa shalay ayaa waxaa laga hirgeliyay isbitaal  si uu u daboolo baahiyaha Caafimaad ee halkaasi ka taagnaa. Munaasabaddii Xarigga lagaga jarayay isbitaal ayaa waxaa ka qayb galay Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Galmudug, Wasiiro iyo Xildhibaano ka socda […]

Continue Reading

AAMIN AMBULANCE WAA NA CAAWINTEE AAN MARKEEDA CAAWINO

Markii  ay Daashadeen  Bulshada Dagaalo sokeeyey Xaaladu noqotey mid Cakiran islamrkaana la waayey adeegyadii Bulshada, dadkuna wixii tabartooda ah ay ku maareynayaan Noloshooda  gaar ahaan sidii loola Tacaali  lahaa Dadka Dhaawaca ah iyadoo ay Bulshada Xiligaas ay isticmaalayeen Gaari gacano si loo gaarsiiyo Dadka Goobaha caafimaadka ayaa   Dad Soomaaliyeed oo ka damqadey Dhibaatadaas Baaxada leh ayey  Muruqooda iyo Maskaxdooda inta isku […]

Continue Reading

Jaamacado Xooggan Dalka wey ku yaalaan :

Jaamacado Xooggan Dalka wey ku yaalaan : ——————————————————— 2014kii Maalin sabti ah ayaan aroortii ku kalahay hoolka aan ku gali lahaa imtixaanka ogolaanshiyaha Jaamacad aan iska diwaan galiyay, walwal farabadan baan qabay oo waa caado imtixaanaadku leeyihiin, Kuliyada Engineeringka qeybteyda dhismaha ( Civil Engineering) ayaan subaxaas rabaa in la ii ogolaado oo la ii tijaabinayaa […]

Continue Reading

Wareysiyada iyo u diyaar garoow la’aanta Mas’uuliyiinta.

Dhibaatada Jirta ayaa Waxay tahay In inta badan Mas’uuliyiinta dowlada aysan Horay u sii diyaarsanin ama ugu diyaar garoobin Mowduuca ama Qodobada Wareysiyada ay bixinayaan Waana midda sababta in ay Had iyo jeer Qaladaad galaan ayagoo isticmaala Ereyo Aanan lasoo turxaan Bixin ama Mowduuc aanana Ku jirin Wareysiga ay Bixinayaan. Su’aasha isweydiinta mudan ayaa waxay […]

Continue Reading

WAXAY AHAYD IN LA ABAAL-MARIYO.

Markii ay  Burburtey Dowladii Soomaaliya Sannadkii 1991, waxaana uu Burburkaas uu Saameeyey Dhamaan Adeegyadii Bulshada hase yeeshee waxaa soo baxay Shirkado iyo Shaqsiyaad Dadaal dheeri ah sameeyey ayna keentey in ay buuxiyaan Adeegyadiii Bulshada ee loo baahna sidaa Duulimaadyadii Diyaaradaha. Inta  aan u gudbin  Dulucda Maqaalka  waxaa soo qaadanayaa Waxqabadkii Shirkadaha Duulimaayada oo aan dhihi karo waxay mudan yihiin […]

Continue Reading