Real Madrid iyo Atletico Madrid Oo Laga Ganaaxay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda
labada kooxood ee kala ah Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa laga mamnuucay saxiixa ciyaaryahanda ee labada suuqa kala iibsi ee nasoo aadan. FIFA ayaa xayiraad saartay naadiyadan iyadoo lagu haysto diiwaangelinta ciyaartoyda da’doodu ka yar tahay 18-ka sano. Oo hadda waxay taa ka dhigan tahay in labada koox ee Real iyo Atletico aysan awoodin […]
Continue Reading