Sawirro: Galkacyo, Ciidamo isku dhaf ah oo Tababar loo soo xiray

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweyne kuxigeenada Galmudug iyo Puntland, Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya,Kan Puntland iyo xubno ka socday saraakiisha beesha Caalamka ayaa  tababar usoo xiray Ciidamo isku dhaf ah oo gaaraya ilaa 100 askari kuwaas oo ka shaqayn doona amaanka Gaalkacyo.

Tababarkan oo soconaya muddo Bil ah waxaa bixinayay Tobobarayaal Caalami ah,Waxaana lagu barey ciidankaan isku dhafka ah siday u samayn lahaayen howlgalo lagu xaqiijinayo Amaanka Gaalkacyo.

Arintaan waxaa aad usoo dhaweeyey shacabka ku nool magaalada Galkacyo, oo labadii sano u dambeysay waxyeelo kasoo gaartay colaado soo laalaabtay.

FB_IMG_1502224012591 FB_IMG_1502224015847 FB_IMG_1502224019302 FB_IMG_1502224025833 FB_IMG_1502224028876 FB_IMG_1502224034604 FB_IMG_1502224037743 FB_IMG_1502224040815 FB_IMG_1502224043969 FB_IMG_1502224047087 FB_IMG_1502224050926 FB_IMG_1502224054667 FB_IMG_1502224058082 FB_IMG_1502224069706