Faroole “Xasan Sheekh, hada kadib waa in loogu yeeraa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya”
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka mid ah Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ay ka dhamaatay sharciyadii uu xafiiska ku joogay muddo afar sano ah. Faroole oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa ugu baaqay Madaxweyen Xasan Sheekh inuu xilka ku wareejiyo […]
Continue Reading