Xavi: "Riyad Mahrez waxa uu ku wanaagsan yahay Barcelona

Halyeeyga Barcelona Xavi ayaa sheegay in ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Leicester City Riyad Mahrez ay wanagsanaan laheyd inuu u ciyaaro kooxda reer Spain ee Barca. ciyaaryahanka reer Algeria ayaa loogu codeeyay xilli ciyaareedkii hore ciyaaryahanka sanadka ee PFA, waxaa lala xiriirinayay inuu xagaagan inuu ka tagayo King Power Stadium ka dib markii uu door muhiim ah ka […]

Continue Reading

Madaxweynaha Mareykanka oo baajiyay kulan uu la yeelan lahaa Madaxweynaha Philippine

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa baajiyay kulan uu la yeelan lahaa Madaxweynaha Philippine Rodrigo Duterte, kadib markii weerar afka ah lagu qaado. Labada Madaxweyne ayaa ka qeyb galaya shirka wadamada koofur bari Asia oo ka dhacaya dalka Laos, waana markii u horeysay Madaxweyne Mareykan ah uu tago dalka Laos oo ah dal uu horay u […]

Continue Reading

Qaad ka dagay Soomaaliya inkastoo Dowladu mamnuucday

Wararka ka imaanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarado sida qaadka Kenya ay ka dageen magaalooyin ka tirsan Soomaaliya inkastoo dawladda federaalka ay si kumeel gaar ah u hakisay duulmaadyadaasi. Diyaaradahaasi ayaa qaadka geeyay magaalooyin ka tirsan Puntland iyo Somaliland maanta oo lagu waday inay billaabato xayiraad ay qaadkaasi ku soo rogtay dawladda federaalka ah. Way […]

Continue Reading

Shirka Madasha wadatashiga qaran oo maanta kafurmay magaalada muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka Madasha Qaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Shirka ayaa waxaa goob joog ka ah Madaxda dowladda, Madaxda maamul goboleedyada oo intooda badan shalay soo gaaray Muqdisho, Wasiirada iyo xubno ka socday Beesha Caalamka. Shirka ayaa looga hadlayaa dhameystirka […]

Continue Reading

Diyaaradihii qaadka ka keeni jiray kinya oo saaka aan kadagin muqdisho iyo magaalooyin kale

Diyaaradihii subax walba qaadka ka keeni jiray dalka Kenya ayaa maanta shaqo la’aan ku dhacday, kadib markii dowladda Soomaaliya shalay si KMG ah u joojisay duulimaadyadii Qaadka. Sida ay sheegayaan wararka garoonka diyaaradaha Wilson oo inta badan ay ka soo kicitimaan diyaaradaha qaadka keena Soomaaliya ayaan saaka ka soo bixin. In ka badan 30 diyaaradood […]

Continue Reading

Adrien Rabiot Oo Jecel In Mar Un Uu Ka Ciyaaro Horyaalka Premier League

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Adrien Rabiot ayaa shaaca ka qaaday inuu damacsan yahay in uu maalin un ka ciyaaro horyaalka Premier League. 21-sano jirkaan ayaa ku qaatay muddo gaaban Manchester City sanadkii 2008 intii uu kuguda jiray xirfadiisa ciyaareed ee yaraantiisa, xidiga reer France ayaa sheegay in uu “runtii jeclaa” waqtigiisii England. Rabiot […]

Continue Reading

Dagaal la isku maqribsaday oo dhexmaray ciidamada Galmudug iyo Puntland

Dagaal ayaa maanta ka dhacay meel u dhow deegaanka Sirjimaale oo 50km waqooyi bari ka xigta magaalada Galkacyo gobolka Mudug. Dagaalka ayaa markii hore dhexmaray reer miyi ka kala tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland, sababta dagaalka ayaa lagu sheegay geel ay shalay galab dhaceen maleeshiyo kasoo jeeda Puntland. dagaalka ayaa waxaa galabta ku biiray gawaari […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo joojisay diyaaridihii Qaadka ka keeni jiray dalka Kenya

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay si KMG ah u joojisay duulimaadyada qaadka ee ka imaan jiray Kenya laga bilaabo 6-da bisha September oo maalinta berri ku beegan Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa u sheegay in si KMG ah loo joojiyo duulimaadyada qaadka ee tagi jiray Soomaaliya. […]

Continue Reading

GALMUDUG MOOSHIN MAANTA MAYA BIRRI HAA W/Q: Cilmi Nuurre

Marka hore ma waxaad tahay xildhibaan mise xilma dhibaan hadaad tahay xildhibaan waxaa damiirkaaga maamula maslaxada shacabka murugadaaduna waa in ay ahaataa dhibaatada iyo hormar la aanta shacabka aad ma talayso laakiin hadii aad tahay xilma dhibaan waxaa ku xakuma rabitaankaaga iyo waxa aad danaynayso, intaas ka dib waxaan idinkala hadlayaa oo ku suganahay fadhiga […]

Continue Reading