Ku xigeenka sirdoonka Qatar oo safar qarsoodi ah ku yimid muqdisho

Warar lagu kalsoonaan karo oo aanu helnay ayaa sheegaya in Taliye kuxigeenka Sirdoonka Qatar uu maalin ka hor safar qarsoodi ah oo qaadatay hal cisho uu ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Ilo wareedyada ayaa sheegaya in Abdallah Mohamed Mubaarak Saalax Al-khaliifi uu booqasho qarsoodi aheyd uu 8-dii bishan September ku yimid Muqdisho, waxaana […]

Continue Reading

Dabley katirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo dabley ka tirsan Al-Shabaab uu ka dhacay saldhig ciidanka dowladda ku leeyihiin halkaas. Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii Al-Shabaab ay weerareen saldhigga, waxaana labada dhinac dhex maray dagaal muddo socday. Ciidamada dowladda ayaa dagaalka ku dilay illaa labo […]

Continue Reading

Musharax Odowaa oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb (Sawirro)

Musharax Madaxweynaha Galmudug Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug. Musharax ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey xildhibaano federaal ah, masuyliyiin kale iyo shacab farabadan. Dhanka kale musharaxa ayaa qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Dhuusamareeb kula hadlay garoonka […]

Continue Reading

Hanti dhowrka qaranka oo baaris culus ku haya xaafiiska maaliyada G.Benaadir

Wararka laga helayo Xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Hanti Dhowrka Guud uu baaritaan ku bilaabay Xafiiska Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka, kaddib markii ay soo baxday in lacag ku dhow Hal Milyan oo dollar la isticmaalay wixii ka dambeeyay 24-kii July, xilligaasoo xarunta Gobolka ka dhacday qaraxii sababay geerida Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir iyo Howlwadeenadii […]

Continue Reading

Dowlada oo shuruudo adag ku xirtay siidaynta wasiir Janan

Guddi ka socday Maamulka Jubbaland oo dhowaan Muqdisho u yimid wada hadalo ku saabsan xarigga Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa sheegay in shuruud lagu lagu xiray in la sii daayo. Guddigan ayaa waxaa hoggaaminayay Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Axmed Maxamuud Cumar oo ay wehliyeen Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Gobolka Gedo, waxaana […]

Continue Reading

Ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliya oo gaaray dalka Zimbabwe

Ciyaartoyda xulka kubbada cagta qaranka Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiin ka tirsan xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed ayaa gaaray magaalada Harare ee caasimada dalka Zimbabwe. Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay lugta 2aad ee isreebreebka Koobka Aduunka la ciyaari doono xulka Zimbabwe talaadada soo socota iyadoo lugtii hore ay xulka qaranka Soomaaliya 1-0 uga badiyeen xulka […]

Continue Reading