RW khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray marka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray magaalada Marka ee xarunta u ah Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen Mas’uuliyiin iyo bulshada magaalada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa markii uu gaaray Marka waxaa uu meel fagaare ah kala hadlay shacabka magaalada, waxaana uu sida caadiga aheyd uu dadweynaha ku sallaamay tixdiisa aheyd […]
Continue Reading