Ceel-Baraf oo lagu xiray ergo kasoo laabatay deeganada Alshabaab maamulaan

Wararka ka imanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in lagu xirey Ceel-Baraf dad ka soo laabtay degmada Aadan Yabaal kuwaasoo ahaa ergo iska diiwaangeliyay xarumaha Al-Shabaab. Dadkan oo isugu jira rag iyo dumar oo tiradooda lagu sheegay inay gaarayaan konton ruux ayaa ka soo laabtay deegaanka Alkowsar iyagoo halkaa ku sugnaa dhowrkii toddobaad ee la soo […]

Continue Reading

Howl galo ka bilowday wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar

Ciidaka Milateriga dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgallo ka wada wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar, halkaasoo muddooyinkii u dambeeyay qaraxyo miino iyo weeraro Al-Shabaab soo qaaday ka dhaceen. Sida wararku sheegayaan ciidamada ayaa howlgalada ay ka sameynayaan wadada waxaa barbar socda miino baaris wadada dhexdeeda iyo hareeraheeda. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu arkayay […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo tagaya shirka golaha guud ee Qaramada midoobay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay sanadkan ka qeyb galaya Shirka Golaha Guud ee loo dhan yahay Qaramada Midoobey dhacaya dhamaadka bishan September. Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa xaqiijiyay in Madaxweynuhu uu sanadkan ka qeyb galayo shirka Qaramada Midoobey. “Madaxweynaha wuxuu sanadkan ka qeyb galayaa Shirka soo socda ee […]

Continue Reading

Beesha caalamka oo rajo ka qabta miro dhalka shirka dib u heshiisiinta galmudug

Kooxda la-hawlgalayaasha caalamiga ah ee Soomaaliya sida African Union Mission in Somalia (AMISOM), Denmark, Ethiopia, European Union (EU), Germany, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Italy, Sweden, United Kingdom, United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) iyo United States ayaa soo dhoweeyay shirka dib u heshiisiinta ee dhowaan ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka […]

Continue Reading

Sahan la sameeyay oo odowaa kadhigay madaxwaynaha galmudug

buukar Al-Badri oo ka mid ah Wariyeyaasha iyo Qorayaasha Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay codeyn sahan aheyd oo uu ka sameeyay taageerada bulsho ee ay kala heystaan Mas’uuliyiinta kala ah Wasiir Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Xildhibaan C/Raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka mid ah Musharaxiinta ugu cadcad xilka Madaxweynaha Galmudug.   Labadan mas’uul ayaa la […]

Continue Reading

Sawiro:Soodhawayn u eg dhoolatus siyaasadeed oo RW khayre loogu sameeyay baydhabo

Wafdigan uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka  Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan wasiiro iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo mas’uuliyiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,maamulada gobolka,kan degmada Baydhabo,odayaasha Dhaqanka […]

Continue Reading

RW khayre oo maanta ku wajahan baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed, iyadoo socdaalkiisa la xiriiro arrimo kala duwan oo uga weyn tahay amniga iyo dib u habeynta Ciidamada. Qaban qaabo lagu soo dhoweynayo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka socda Baydhabo, iyadoo koox hordhac u ah safarkiisa […]

Continue Reading

Sawiro:Madax ka socotay safaarada soomaliya ee uganda oo ka qayb galay xaflada qalin jabinta jaamacada victoria

Xaflada qalin jabinta jaamacada victoria ee dalka uganda ayaa maanta lagu qabtay caasimada kampala Xafladaan waxaa ku qalin jabinayay arday ka kala timid dalal badan oo africa ah. Xafladaan oo ay ku qalin jabinayeen boqolaal arday ayaa waxaa soomali ka ahaa hal wiil oo ka qalin jabiyay kulyada caafimaadka. Axmad siciid yuusuf oo ah u […]

Continue Reading