(Sawiro) Farmaajo oo ka qayb galay Caleema-saarkii Kenyatta

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda ka socotay dalalka caalamka kala qeyb galey xafladda caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka dhacdey Garoonka Ciyaaraha ee Kazarani ee magaalada Nairobi.

Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad ku aaddan hiigsiga, horumarka Kenya iyo xirriika uu dalkaasi laleeyahay waddamada kale ee qaaradda Afrika waxaa ka jeediyay Madaxweye Kenyatta, iyadoo ciidammada Baambeyda ee Kenya ay halkaasi ku soo bandhigayeen salaan sharaf lagu maamusayo caleema saarka.

Hoos ka daawo Sawirada