Guddiga Doorashada Madaxwaynaha Galmudug oo lagu Dhawaaqay

Kadib kulan maanta Cadaado ku yeesheen Baarlamaanka ayaa War qoraal ah oo uu soo saaray Gudoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Galmudug Xildhibaan Axmed Yuusf Xasan (Ciyoow) lagu magacaabay Guddiga Doorashada Madaxwaynaha Galmudug oo ka kooban 13toban Xubnood oo ka tirsan isla Baarlamaanka Maamulkaas. Magacaabista Guddiga Doorashada Madaxwaynaha Galmudug ayaa imaanaysa ayadoo Magaalada Cadaado ee Xarunta […]

Continue Reading

Khayre” Tilaabo Muuqata an ayaan u qaadnay Dib u dhiska Ciidamada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu tababari doono Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Waxana Munaasabadda Furitaanka ka qeyb galay Taliyaha guud ee Ciidanka Turkiga, masuuliyiin ka tirsan dawladda, Safiirada Beesha Caalamka iyo saraakiil sare oo ka […]

Continue Reading

Olgan Baker”Isbadel dhanka Amniga ah ayaa Soomaaliya ka muuqda kadib imaatin keenii

Olgan Baker ah Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay arrimo ay kamid tahay  Isbedelada dhinaca Amniga ee Soomaaliya ka dhacay, isagoo si weyn u amaanay Ciidamada Qaranka uu sheegay inay ka guuleysteen Aragagxisada aan dooneyn in dadka Soomaaliyeed ay nabad ku noolaadaan. “Aniga waxaan ogahay in Isbedelo waa weyn oo dhanka […]

Continue Reading

Talyaaniga oo qalab ciidan ku wareejiyay ciidanka Asluubta-Sawirro

Ciidanka dowladda Talyaaniga ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Yurub ee ka howlgala Soomaaliya ayaa maanta deeq kala qalab ciidan ah waxaa ay ku wareejiyeen taliska ciidanka Asluubta Soomaliyeed. Qalabkan ayaa waxaa kamid ah jaakadaha xabadda celiya ee loo yaqaano Bullet Proof, tuutaha ciidanka, dhanka Sports iyo waxyaabo kale, waxaana lagu wareejiyay taliye ku xigeenka […]

Continue Reading

Muqdisho:Rw Khayre oo Xariga ka jaray Saldhigga Milatari ee Turkiga(Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xarigga ka jaray Saldhigga Milateri uu Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tababari doono Ciidamada Soomaaliya. Munaasabadda Furitaanka Saldhiggan oo goor dhow soo gaba gabowday ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, wakiilo ka socday Beesha Caalamka, saraakiil ka kala socday Turkiga iyo […]

Continue Reading

Kenya oo ka cabsi qabta weerarro Al-Shabaab ka gaystaan gobolka Waqooyi Bari

Dowladda Kenya ayaa ka digtay weeraro ay soo qaadaan xoogagga Al-shabaab oo ka dhaca magaalada Mandera iyo deegaannada dhaca gobolka Waqooyi Bari Kenya Dowladda ayaa sheegtay in ay jirto cabsi la xiriirta weeraro ka dhaca magaalo xeebeedyada dalka Kenya , halkaasi oo ay ku badan yihiin dadka ka yimaada dalalka ka baxsan Kenya iyo sidoo […]

Continue Reading

Faallo;Gabbalkii Maamul-Goboleed Miyuu Dhacay! Ama Laba kacleeyay

Markaan eegay/arkay:- Xaaladda Galmudug ee murugsan una dhaxeysa burbur iyo badbaado 50%. Hirshabelle oo ka horeysay, Caga adagna aan ku taagneyn weli. Koofur-galbeed oo Mucaarad-keedii bilaabeen hawl-gal. Puntland oo Odayaashii iyo Isimadii bilaabeen kacdoon ka dhan ah Maamulka iyo heshiisyadii uu galay. Jubbaland oo baaqii ay soo saartay iyo abaabulka Maamulada oo ay dhibsatay Dowladda […]

Continue Reading