ONLF oo ka hadashay isbadelka Hoggaanka ismaamulka Soomaalida
Ururka ONLF ayaa wuxuu ka hadlay magacaabista Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, kadib markii uu Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iska casilay xilkii uu hayay, wuxuuna xilkaasi ku wareejiyay Axmed Cabdi Maxamed (Ilkacase) oo ahaa Wasiirka Maaliyadda. ONLF ayaa ku tilmaamay in isbedelkan uusan waxba soo kordhineyn. C/qaadir Xasan Hirmooge Cadaani Afhayeenka Ururka ONLF […]
Continue Reading