Kaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Banaadur oo loo xiray Laaluush Qaadasho.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xabsiga dhigay Kaaliye ka tirsanaa Maxkamadda gobolka Banaadir oo lagu eedeeyey qaadasho laaluush. Amar ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu xiray Cabdul Qaadir C/llahi Xasan Shaango, waxaana lagu samaynayaa baarista ku xusan qodobka 246-ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Muuse Macalin Maxamed ayaa u sheegay […]

Continue Reading

Raiisul wasaare Khayre oo u amba baxay Suudaan

Wafdigan uu hoggaaminayo raisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u amba baxay dalka Suudaan,iyadoo mas’uuliyiin ay ku sii sagootiyeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Ujeedka socdaalka raiiusl wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa la xiriira sidii ay uga qeybgali lahaayeen shir looga hadlayo arrimo la xiriira nabadeynta Suudaanta Koonfureed iyo qeybsiga […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Magacaabay Wasiirro cusub

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa Magacaabay xubno wasiirro ah oo ka mid noqon doona Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya mudane; Daahir Maxamuud Geelle oo warbaahinta u akhriyay wasiirrada cusub ee uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Magacaabay ayaa kala ah sidan:- Mudane; C/llaahi Goodax Barre, Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo […]

Continue Reading

Deg Deg: Ciidanka Amniga oo toogtay labo Nin oo gaari watay

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa toogtay rag hubeysan oo saarnaa gaari nooca raaxadda ah oo marayay Isgoyska Saybiyaano ee degmada Hodon. Ciidamada dowladda ee toogtay ragga hubeysan ayaa watay gaari Cabdibile ah, waxaana la sheegay ka hor toogashadda in ay dhexmartay israsaaseyn. Labada nin oo saarnaa gaariga Raaxadda ah ayaa dhintay , waxaana sidoo kale dhaawacmay […]

Continue Reading

4 Qodob oo loo haysto Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) oo ah Hanti dhowraha guud ee Qaranka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha dibadda mudane Muqtaar Mahad Daauud loo heesto tagrifalka Hantida Qaranka. Hanti-dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa tilmaamay in 4-tii April ee sannadkaan uu Gal-dacwaddeed ka dhan wasiir ku […]

Continue Reading

Xaalad kacsanaan ah oo ka jirta Jigjiga iyo Milatariga itoobiya oo la wareegay.. (Sawirro)

Xaalad kacsanaan ah ayaa ka jirta Magaalada Jigjiga xarunta dowlad deegaanka Soomaalida, Ciidamo farabadan oo wata gaadiidka dagaalka kana tirsan milatariga itoobiya ayaa lagu arkayaa goobaha muhiimka ah ee magaalada. Ciidamada ayaa la wareegay xarumaha Barlamaanka, ESTV, Airport iyo Madaxtooyada, waxaana wararka qaar sheegayaan in Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaaliya Cabdi Maxamuud Cumar uu xabsi guri […]

Continue Reading

Nabaddoon Saaka lagu dilay Magaalada Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Yaaqshiid gaar ahaan Xaafadda Fagax ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi koox hubeysan ay   ku dileen  nin Oday ah. Sidda ay sheegeen dadka degaanka Koox hubeysan ayaa ninkaasi Odayga ah ku dilay Agagaarka hoteelka Lafweyn. Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Nabadoon Xuseen […]

Continue Reading

Degaanka Saddex Higlo oo laga hirgeliyay isbitaal (Sawirro)

Degaanka Saddex Higlo oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa shalay ayaa waxaa laga hirgeliyay isbitaal  si uu u daboolo baahiyaha Caafimaad ee halkaasi ka taagnaa. Munaasabaddii Xarigga lagaga jarayay isbitaal ayaa waxaa ka qayb galay Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Galmudug, Wasiiro iyo Xildhibaano ka socda […]

Continue Reading

W/Arimaha gudaha Galmudug oo Caabudwaaq ku qabatay kulan looga tashanayay dhismaha golaha degaanka

Wasiirka Wasaaradda arrrimaha gudaha iyo Dawladaha hoose ee Dawlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xayir Nuur, oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa ku qabtay Degmada Caabudwaaq kulan isugu jiray wacyigalin iyo Diyaar garowga dhismaha Goloaha Degaanka. Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq oo daahfuray kulanka ayaa ka hadlay ujeedka laga leeyahay dhismaha golaha deegaanka, waxaana uu ku […]

Continue Reading