Waxaanidin la wadaagaynnaa; tirsigii 62aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2018, eebisha may.
Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan, warbixin dheer oo ku saabsan;
- MW hore eeXiman iyo Xeeb, mudane Maxamad Cabdullaahi Macallin Aadan (Tiiceey) oo dalka dib ugu soolaabtay iyo sooyaalkiisa aqoon, aqool iyo hoggaamin.
- Wasiirodawlaha Arrimaha Gudaha DFS mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye oo xildhibaan federal ah loogu doortay xaruntaGalmudug,
- qormadii arrimaha bulshada, warar kale iyo sawirro, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan hoose sii raaca.
https://issuu.com/w.g.dhexe/docs/may_2018
Mahadsanidiin.