Daawo: Hooyo 19 jir ah oo la indho beeshay Nafaqo darro

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waa warbixin muuqaal ah oo uu diyaariyey wariye Saxnuun Axmed, waxaa uu kaga sheekeynayaa Fardowso Cismaan oo ah hooyo 19 jir oo indho beeshay, waxaa loo aananaynaa in ay nafaqo darro la indho beeshay.

hadaba halkaan ka daawo muuqaalka. sii faafi si dad badan u gaarto fariintaan.