Juventus Oo Xaqiijisay Dhaawac Leonardo Bonucci

Ciyaaraha

Leonardo Bonucci  during Champions League match between Juventus v Olympique Lyonnais, in Turin, on September 14, 2016. (Photo by Loris Roselli/NurPhoto via Getty Images)

Juventus ayaa shaaca ka qaaday in daafaca dhexe ee kooxda Leonardo Bonucci uu qabo dhaawac bowdada ah kasoo soo gaaray inta lagu guda jiro kulanka arbacada ee Champions League la ciyaareen Lyon.

ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Talyaaniga ayaa dhaawac uga baxay kulankii Turin,  ka dib markii baaritaan, waxaa la xaqiijiyay in daafaca uu qabo dhibaato dhaawac.

Juve ayaa shaaca ka qaaday in ay la socon doonaan Bonucci  ka hor dhamaadka Isbuucaan  kulanka   Serie A ay la ciyaarayaan  Chievo, laakiin 29-sano jirkaan taam noqon doono.

Bonucci ayaa u saftay 12 kulan xilli ciyaareedkan Juve, isagoo dhaliyay hal gool.

 

W\D Hafsa Haaji

 

Comments are closed.