Galmudug oo soo dhaweysay Heshiiskii Abu-Dhabi

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in Galmudug soo dhaweynayso heshiiskii horudhaca ahaa magaalada Abu-Dhabi ku gaareen Maamulada Galmudug iyo Puntland si loo soo afmeero colaada Magaalada Galkacyo.

Afartii todobaad ee lasoo dhaafay ayaa dagaalo Galkacyo ku dhexmaray maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana colaadaas ku barakacay in ku dhow 80 kun oo ruux.
screenshot_2016-11-03-13-41-30-1

Comments are closed.