Deg Deg:Qaraxyo is xig xigay oo Boosaaso ka dhacay

Wararka Maanta

Qaraxyadan oo dhawaqooda la maqlay Daqiiqado kooban ayaa labo Qarax oo is xig xigay waxayna ka dhacay Hotel Bootaan  Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland.Cidna wili Ma xaqiijin nuuca Qaraxyadaan oo Dhawaqooda laga Xafadaha Boosaaso waxaase dadka qaar sheegayaan in Gaari walxaha Qarxa laga ku xirnaayeen iyo Qof isi soo miidaayiyay inay labada qarax ahaayeen.

Ciidaamda amniga ayaa durba gaaray goobta lamana oga Qasaaraha ka dhashay wili Qaraxyada maanta ka dhacay Boosaaso madaama ay xili hore tahay.waxaana Qaraxyadaani qayb ka noqonayaan falalka amni daro ee ka dhaca Gobolka Bari Garahaan Magaalada Boosaaso

Warkaan wixii kusoo kordha halkaan ayaad kala socon doontaan insha allah