War-Murtiyeed: Shirweynaha Wadatashiga Beesha Sacad
SHIRWEYNAHA WADATASHIGA BEESHA SACAD WAR-MURTIYEED GAALKACYO TAARIIKH 10 – 14 LUULYO 2019 Shirweynaha Wadatashiga Beesha Sacad oo socday mudadii u dhexeysey 10 – 14 Luulyo 2019, kana dhacay magaalada Gaalkacyo, ayna ka soo qayb galeen ergooyin gaaraya 300 oo isugu jirey, waxgarad, culumaa’uddiin, odayaasha dhaqanka, xildhibaanada heer Federal iyo heer Dawlad Goboleed, wasiirro heer Federal […]
Continue Reading