Amisom oo wareejisey amaanka degmada war-shiikh
Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugnaa magaalada Warsheekh ayaa ku wareejiyay ammaanka degmadaas ciidamada Booliska Maamul Goboleedka Hirshabelle. Munaasabada ku wareejinta amniga ciidamada Booliska Hirshabelle oo dhowaan tababar ugu soo xirmey magaalada Jowhar ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meeyre Makaraan (Axmed Faal),Taliyaha Ciidanka Booliska Hirshabeella G/sare Xasan Dhicisoow, siihayaha […]
Continue Reading