Wasiirkii amniga jubaland oo lagu xiray garoonka diyaaradaha muqdisho
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay ceelhuur online ayaa sheegaya in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan lagu xiray garoonka diyaaradaha Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Soomaaliya ay xireen, xilli uu ka yimid Kismaayo, isla markaana uu Transit ku ahaa Garoonka Muqdisho, kuna sii jeeday magaalada Addis Ababa. C/rashiid Janan ayaa loo heystaa […]
Continue Reading